Weedhihii Kaftanka Lahaa ee Hogaanka Sadexda Xisbi Ka Yidhaahdeen Wanqasha Degmada Balli Mataan DAAWO

qosollHargeysa 30.July 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Maanta Loo Wanqalay Degmada Cusub ee Bali Mataan oo ka tirsan Gobolka Maroodi Jeex Isla markaana ka Mid ahayd Degmooyinkii Cusbaa ee uu dhawaan Madaxweyne Siilaanyo Magacaabay.

https://www.youtube.com/watch?v=kx52-GCOQhw&feature=youtu.be

https://www.youtube.com/watch?v=Rk3sn52jTDE