|

Wefti Uu Hogaaminayo Wasiirudawlaha Ganacsiga Oo Wacdaro Kasoo Dhigay Deegaanada Gobolka Sanaag Laguna Soo Dhoweeyay Ceerigaabo DAAWO

Ceerigaabo 12. August 2017 (SDN/QJ):- Wasiirul Dawlaha Wasaaradda Ganacsiga Maxamud Warsame Jaamac ayaa Socdaal ku tegay Xarunta Gobolka Sanaag ee Ceerigaabo.

Comments are closed