Ceerigaabo 08,Dec 2015 (SDN/QJ):- Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo wasiirka Hawlaha Guud Guriyaaynta iyo Gaadiidka ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada ceerigaabo.
Weftiga ayaa Ujeedada Socdaalkoodu Waxay Salka ku haysaa u Kuurgalida Mashruuca weyn ee dhismaha waddada Ceerigaabo iyo Burco.
