Hargaysa 06.June 2016 (SDN/QJ):- Madax Iyo Mas’uuliyiin ka Tirsan Xukuumadda Somaliland ayaa soo dhaweeyay Wejiga Labaad ee Wada hadalka u dhexeeya Dawlada Somaliland iyo Shirkada Imaaraadka ee Dubai World Port oo ka Socda Magaalada Dubai.
Wejigii labaad ee Dhamaystirka Heshiiska Somaliland iyo Imaaraadka oo ka Socda Magaalada Dubai iyo Mas’uuliyiin ka Tirsan Dawlada oo soo dhaweeyay DAAWO
