|

Weligaa Ma aragtay Mase Maqashay Diinkii Taayirada Lahaa Dhacdo Xaqiiq ah DAAWO

Hargaysa 29.June 2016 (SDN/QJ):- Ka dibmarkii ay xayawaankan diinka ah da’diisu weynaatay oo gaadhay sideetan sanadood oo uu kari waayey in uu lugaha ku socdo isla markaana uu jiir ka qaniinay lugihii gaboobay oo uu qolfaha saaran hilib mooday .

Comments are closed