Hargaysa 12. June 2017 (SDN/QJ):- Maanta Wuxuu Ka Mid Yahay 7-da Xubnood ee Komiishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland Hasa yeeshee Wuxuu Dhawr Iyo Sideetankii iyo Laga Soo Gaadhay Afar Sanno ka hor ka mid ahaa Xubnaha Shamaca u Siday Idaacadda BBC Laanteeda Afka Somaliga oo Xarunteedu ahayd Magaaladda London.
Weriye Hore Siciid Cali Muuse & Waraysiyadii ugu adkaa ee uu qaaday intii uu BBC-da Joogay iyo Wixii kala Qabsaday (Sheeko Xiiso Badan) DAAWO
