Xaalad Dagaal oo Kasoo Cusboonaatay Koonfurta Laascaanood Oo Ay Ka Hadleen Masuuliyiinta Hayadaha Dawlada Ugu Jira Gobolka Sool DAAWO

Laascaanood 16. December 2016 (SDN/QJ):- Agaasimaha Gudida Maamul Wanaaga iyo La Dagaalanka Musuqmaasuqa,Agaasimaha Diiwaanka Sakada Iyo Agaasimaha Hayada Qandaraasyada Qaranka Ayaa Baaq Nabadeed u Diray Beelaha Qayaad Iyo Bahararsame oo Ku Dagaalamaya Koonfurta Gobolka Sool
https://www.youtube.com/watch?v=kH_ExIC7g4g
https://www.youtube.com/watch?v=MqHsK8Dl2qw