“Xaq Baan Uu Leeyahay, Ciddaan Jeebkayga Wax Ka Siinayo” Duqa caasimada Hargeysa, DAAWO

Hargaysa 02. October 2016 (SDN/QJ):- Maayarka Caasimada Hargaysa C.raxmaan Maxamud Caydiid Solteco ayaa Sheegay inuu Xaq u leeyahay Cida uu Jeebkiisa Wax ka siinayo Waxaanu daba Socday Siyaasiyiin ku dhaliilay Lacag buuran oo uu ugu deeqay Gudoomiyaha ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye.
https://www.youtube.com/watch?v=Iun-CHDPaRI