|

Xidhitaanka Saldhiga Turkiga iyo Aljazeera TV & Khabiir Si Mug Leh u Iftiimiyey Caqabadaha Ku Gedaaman Dalabaadka Xulufada & Qatar DAAWO

Dubai 25. June 2017 (SDN/QJ):- Barnaamijkeenan oo uu inoogu mati yahay qoraaga weyn ee Cabdel-bari Cadwaan waxaynu ku soo qaadanaynaa ujeedooyinka liiska dalabaadka ay wadamada Khaliijku ka dalbanayaan Dawlada qatar, kuwaas oo ay ugu horeeyaan xidhitaanka saldhiga milateri ee Turkigu ku leeyahay Wadankaasi, Xidhitaanka Kanaalka Al-jasiira iyo hoos u dhigista xidhiidhka ay Qatar la leedahay Jamhuuriyada Iran.

Comments are closed