|

Xildhibaan Jaamac Riyo oo Gabay ku Karbaashay Wasiir Guri barwaaqaha Warfaafinta DAAWO

Hargaysa 21. March 2018 (SDN/QJ):-Gabay Cay ku ah Hablaha beel ka mid ah beelaha Somaliland ayaa Xamaasad ka dhaliyey Magaaalooyinka waaweyn ee Somaliland,Waxaana Buugan qoray Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Mudane C.raxmaan Cabdilaahi Faarax (Guri-barwaaqo).

Hadaba Xildhibaan Jaamac Riyo oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta Gabay kaga falceliyey Ceebta uu Wasiir Guri-barwaaqo ku qoray Buugiisa Sooyaal.

Comments are closed