|

Xildhibaan Siciid Cilimi Rooble Oo Si Adag u Dhaliilay Isbahaysigii Waddani Ku Biiray Kana Digay Mustaqbalka Xisbigaas DAAWO

Hargaysa, 26 October 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka Mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiiladda Isla markaana ka Tirsan Saraakiisha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Sheegay in Sababtii uu Xisbiga Kulmiye uga baxay ay la xidhiidhay kadib markii la marin habaabiyey Barnaamijka Xisbigaas Kaas oo ay ka danbeeyeen Sida uu Sheegay Xubnaha Isbahaysiga Kulmiye ee dhawaan Ku Biiray Xisbiga Waddani.

Comments are closed