|

Shan Jeer oo uu Gudoomiye Axmed Muumin Seed oo uu Ka Dhex Codeeyay Shirkii Golaha Dhexe ee Xisbiga Waddani Iyo Codayntii 6aad oo uu Ka Cadhooday DAAWO

Axmed Muumin Seed oo CodeeyayHargaysa, 26 October 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Xisbiga Waddani Axmed Muumin Seed isla markaana Cadhada kaga Maqan Xisbiga Waddani oo uu ka tirsanayo Caddaalad daro ka Dhalatay Shirkii Golaha Dhexe ee Xisbigaasi ku dooranayay Murashixiinta Jagooyinka Madaxweyne Iyo Ku Xigeen ayaa ka hor intii aan la gaadhin Ansixinta Murashixiinta Wuxuu u Codeeyay Wax ka bedel iyo Kaabis lagu sameeyay Xeerka Xisbiga,Waxaa kale oo uu u Codeeyay Heshiisyadii Xisbigu Galay oo ay ku jiraan in la Kordhiyo Tirada Golaha dhexe,Sidoo Kale Wuxuu u Codeeyay Hogaamiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali X.Xasan Iyo Gudoomiyaha Ku Meel Gaadhka ah ee Xisbigaas C.qaadir Jirde.

Comments are closed