Hargaysa 01. January 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan oo Ka Tirsan Mudanayaasha Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa Sheegay inay dalka ku soo bateen Maandooriyeyaal kala duwan oo Sifooyin Qarsoodi ah waddanka lagu soo Geliyo.
https://www.youtube.com/watch?v=v9pv9UTXfQ8
Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan oo Ka Digay Halista ka dhalan Karta Maandooriyeyaasha Dalka Ku soo Batay DAAWO
