|

‘’Xildhibaanka Ugu Yar waxaa la Siiyay 5 Kun oo Dollar Waxaana Lacagta Lagu Qaybinayay Guriga Madaxweyne Ku Xigeenka Iyadoo uu Dagaalkaas hor kacayay Wasiirka Madaxtooyadu’’ Xildhibaan Hufane DAAWO

Hargaysa 31. August 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Xasan Muuse Hufane oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiiladda Somaliland isla markaana ahaa Xildhibaankii Kula Tartamay Gudoomiye Ku xigeenka Cusub ee Golaha Wakiiladda ee axadii loo doortay Mudane Axmed Yaasiin Sheekh Cali ayaanle ayaa cadeeyay in Muddadii uu Khilaafku ka taagnaa golaha wakiiladda in xukuumadu ku bixisay dhaqaale badan sidii ay u meel mari lahayd in aan dood laga gelin murankii ka dhashay doorashadii Gudoomiyaha golaha wakiiladda.

Comments are closed