Hargaysa 16,July 2014 (SDN/QJ)- Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Taageerayaal Xisbigaasi Ku Soo Biiri Lahaa Oo Ay Xukumada Isku Dayayso In Ay Hor Istaagto.
Xoghayaha Qorshaynta ee Xisbiga Waddani ayaa Warbaahinta u sheegay in Xukuumada Talada haysaa ay Rabitaanka Dadweynaha kala dagaalamayso iyadoo u maraysa inay Jeebka dad gaara u buuxiyaan.
Waxa uu Mas’uulkani eedayn u soo jeediyay Xisbiga Kulmiye iyo Xukuumadiisa oo Dhaqaalihii dalka u adeegsanaya Olole Xisbi.
https://www.youtube.com/watch?v=dZdY-dQmMwg
Hargaysa SDN/QJ
contact@qurbejoog.com
