|

Xukuumadda Somaliland oo Digniin Dhinaca Nabadgalyadda ah u Dirtay Bulshadda Somaliland DAAWO.

Hargaysa 23.Nov 2015 (SDN/QJ):- Wasiir ku xigeenka wasaarada arimaha gudaha ee dhinaca amniga Mudane Maxamed Muuse Diiriye ayaa fariin ku saabsan adkaynta nabad- galyada u diray shacabka ku nool guud ahaan Somaliland.
Inkasta oo aanay Muuqan Xaalado Khatar ku ah Amniga iyo Xasiloonada Somaliland hadana waxaa talaabadan lagu macnayn karaa in Dawladu ka sii gaashaamanayso hadiiba ay dhacdo xaalado cusub.

Comments are closed