Hargaysa 26. January, 2016-(SDN/QJ) :– Gudi Xukuumadda Somaliland u dirtay inay Soo Qiimeeyaan Xaalada abaareed ee Ka Jirta Deegaanadda Waqooyiga Hargaysa ayaa Bulshada Deegaamadaasi gaadhsiiyey Gurmad biyo ah.
Gudidan oo ay hor kacayso Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Marwo Samsam Cabdi Aadan ayaa Kormeerkooda ku soo arkay xaalad adag oo soo wajahday dadka xoolo dhaqatada ah.
https://www.youtube.com/watch?v=BaZ1Rh3P9bk
