|

Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Dadkii Lagu Dilay Badda Yemen DAAWO

Hargaysa 20. March 2017 (SDN/QJ):- Wasiir ku xigeenka Wasaarada arrimaha dibada Somaliland Axmed Aadan Ismaaciil (Axmed-kayse), ayaa ka hadlay ALLE ha u naxariiste dadkii ku geeriyooday Doontii ay isbaahaysiga la dagaalamaya Kooxda Xuutiyiinta ay Gantaalka ku dhufteen oo ay ku jiraan dad Somaliland ka soo jeeda.

Wasiir ku xigeenka arrimaha dibada waxa kale oo uu tacsi u diray Eheladii ay dadkaasi ka geeriyoodeen.

Comments are closed