|

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay Maxaabiis isku Deldelay Xabsiga Magaalada Berbera DAAWO

Hargaysa 26.November 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Somaliland Maxamed Faarax Cadarre oo qaar ka tirsan Saxaafaddu su’aalo ka weydiiyeen Maxaabiistaas, sababta ay isu daldaleen iyo sida ay daryeel u helaan Maxaabiista Xabsiyada Somaliland, ayaa sheegay in Maxbuuska is-del-delay ee geeriyooday uu marka horeba xanuunsanayey, isla markaana meel gaar ah kaga xidhnaa Maxaabiista kale ee Xabsiga ay ku wada jireen.

Wasiir Cadarre oo su’aalahaas iyo kuwo kale-ba ka jawaabaya, waxaannu hadalkiisa idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

Comments are closed