Kim Jong-Un oo loo caleemo saaray madaxweynenimada dalka Woqooyiga Kuuriya
Pyongyang Dec 25,2011(qurbejoog.com)-Wiilka ugu yara inamada uu dhalay madaxweynihii hore ee dalka Woqooyiga Kuuriya ayaa ay ciidamada dalkaasi u aqoonsadeen in uu yahay taliyahooda iyo madaxweyanaha cusub ee dalkooda. Kim Jong-Un oo aabihii uu geeriyooday todobaadkii hore ayaa maanta markoo sadeexaad booqday goobta uu meydka abihii yaalo.isaga oo ay markan weheliyaan saraakiisha sar sare ee…
