Xus loo sameeyay Marxuum Cigaal kulmisay Saaxiibo hore oo is Eeday iyo Siyaasiyiin isu Duur-xulaysa

    Hargeysa 09, May 2012 (Qurbejoog.com)- Xus loo sameeyay sanad-guuraddii tobnaad ee ka soo wareegtay geeridii Madaxweynihii labaad ee Somaliland marxuum Maxamed Ibraahim Cigaal, ayaa lagu qabtay hoteel Maansoor ee magaaladda Hargeysa. Munaasibadan oo si weyn loo agaasimay, isla markaana ay qaban-qaabisay Xaaskii marxuumka marwo Kaltuun Xaaji Daahir, waxaa lagu soo bandhigay Taariikh mug leh oo…

    Read More

      Madaxwayne Siilaanyo oo Tacsi u Diray Marxuum Axmed Maxamed Halac oo ku geeriyooday Dalka Sweden

      Hargeysa, 09, May 2012 (SDN)- Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa Tacsi u diray Marxuum Axmed Maxamed Halac oo ku geeriyooday wadankaSweden. Tacsida Madaxwaynuhu u dirayo ayaa u dhignayd sidan “Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu tacsi u dirayaa, Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii, iyo Dhamaan Shacbiga Reer Somaliland, ee uu ka…

      Read More

        Xukuumadda oo fara-guudkooda ku darsatay dhismaha jidadka magaalada Wajaale

        Madaxtooyadda ayaa Guddida Dhismaha Wadooyinka Tog-wajaale ku wareejiyay lacag dhan $ 50,000, oo ay sheegeen in Xukuumaddu kaga qayb qaadanayso dhismaha Jidadka magaaladaas oo ay dadweynaha degmadaasi dhismahooda isku xil-qaameen. Dadweynaha Reer Tog-wajaale oo dadaal u galay jidadka magaaladaas, isla markaana Shirkadda Telesom oo ugu Deeqday $ 25,000, hadana inta ay Xukuumaddu ku darsatay maaha…

        Read More

        Cakuyey Haddana Ma Kiiniya

        Ottawa May-08-2012-qurbejoog.com-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku lafa gureynaa qaran ku sheeg gabalkiisii dhacay oo lagu dalxiis tagayo. Wali waxaa ii cuntimila kiiniya ayaa ku guuleysatey koobka kubadda koleyga ee bariga iyo bartamaha Afrika wiilal iyo gabdhaba,waxaana wax laga yaqyaqsooda ah bahdilidda lagu hayo magaca kubadda koleyga ee Soomaaliyeed. Haddii aad u fiirsato ciyaatooyada Kiiniya…

        Read More

          Wasiirada Arrimaha Dibada,Gudaha,iyo Qorshaynta oo Kulan la Yeeshay Deeq bixiyeyaasha Maalgeliya Ururka IGAD

          Adis Abab May 08,2012(SDN)-Wasiirada Arrimaha Dibada,Gudaha,iyo Qorshaynta Qaranka ayaa Maanta ka qayb galay shir ay ku yeelanayaan Magaalada Addis ababa dalalka ku jira urur goboleedka Igad iyo qaadhaan bixiyayaasha ka taageera arrimaha horumarka. Shirkan oo ahaa mid ay isku wajahayeen Somaliland iyo qaadhaan bixiyayaasha caalamiga ah ee maalgaliya urur goboleedka Igad ayaa waxaa ka hadlay…

          Read More

            Taiyaha Ciidanka Asluubta ee Somaliland oo Mandheera ka Furay Xarun Tababar

            Hargeysa May 08,2012(SDN)-Taiyaha Ciidanka Asluubta ee Somaliland Maxamed Xuseen Faarax Xiirane ayaa si rasmi ah xadhiga uga jaray Xarunta tababarka xabsiga Mandheera . Taliyaha Ciidanka Asluubta oo hadal ka jeediyay furitaankii xaruntaa ayaa tilmaamay inay Ka qayb ka qaadanayso dhaqan celinta maxaabiista ku xidhan xabsigan. Taliyaha Guud ee Ciidanka Asluubta Somaliland Maxamed Xuseen Faarax waxa uu xusay…

            Read More

              Ku simaha Gudoomiyaha Gobolka Maroodi jeex oo Kulan la yeeshay Guddiyada Nebedgelyada Gobolka

              Hargeysa May 08,2012(SDN)-Ku simaha Gudoomiyaha Gobolka Maroodi jeex ahna Gudoomiye ku xigeenka Gobolka Rashiid Axmed Maxamed ayaa Maanta xafiiskiisa kulan kula yeeshay Gudoomiyayaasha Nabadgalyada ee Shanta degmo ee caasimada Hargaysa ay ka kooban tahay. Ku-simaha Gudoomiyaha oo uu weheliyo Xoghayaha Maamulka Gobolka Maroodi jeex ayaa tilmaamay in arrinta kulankoodani uu salka ku hayo xoojinta nabadgalyada…

              Read More

                Wasiirka Wasaarada Dhalinyarada Ciyaaraha Iyo Dhaqanka Somaliland oo Guddoomay Qalab Sporti

                Hargeysa 08,2012(SDN)-Wasiirka Wasaarada Dhalinyarada Ciyaaraha Iyo Dhaqanka Cali Siciid Raygal ayaa Maanta ka gudoomay Muwaadin Qurbo joog ah oo lagu magacaabo C.casiis Cali Yuusuf deeq qalab Sporti ah. Deeqdan ciyaareed oo ahayd qalabka loogu talo galay Garsoorayaasha waxaa wareejintoodii ka hadlay Gudoomiyaha Xidhiidhk Kubada Cagta Axmed Maxamud Sheekh Dhego oo sheegay in qalabkan ay ka…

                Read More

                  Munaasabad lagu xusayey maalinta laanqeyrta case e caalamiga ah oo Hargeysa lagu Qabtay

                  Hargeysa May 08,2012(SDN)-Munaasabad lagu xusayey maalinta laanqeyrta case e caalamiga ah oo ku began Bisha May sideedeeda ayaa maanta lagu qabtay xarunta Bisha case e Somaliland. Munaasbadaas oo ay ka soo qayb galeen wasiirka Dhalinyarada, ciyaaraha, iyo Dhaqanka Mudane Cali Siciid raygal Agaasimaha guud ee wasaaradda caafimaadka Cabdi Axmed Nuur (Cabdi Gurey) , Gudoomiyaha bisha…

                  Read More

                    Dawladda Iiraan oo ka hadashay xaddiga saamaynta ay Budhcad-badeeda Soomaalidu ku yeelatay Dhaqaalaha Adduunka iyo doorkeeda la-dagaalankooda

                    Tehran 08, May 2012 (Qurbejoog.com/TTimes)- Taliyaha ciidanka Badda ee dalka Iiraan, ayaa ka hadlay xaddiga saamaynta ay Budhcad-badeeda Soomaalidu ku yeelatay dhaqaalaha Adduunka. Taliyaha ugu sareeya ciidanka Badda Iiraan Admiral Habibollah Sayyari, waxa uu Salaasada maanta sheegay in kooxaha Budhcad-badeeda Soomaalidu ay qiyaas ahaan sababeen waxyeelo ka badan $7 bilyan oo doolarka Maraykanka ah oo…

                    Read More

                      Body of Missing Minneapolis Teen Found in River

                      Minnesota SDN-The body of a young man missing from Minneapolis’ Cedar-Riverside neighbourhood was found two days ago in the Mississippi river. Hassan Aden has been missing since April 23rd 2012 when he got off the school bus at a location other than his usual stop. He was last seen entering a condo building not far…

                      Read More

                        Somali Business Community Protests Robberies in Nairobi’s Eastleigh

                        Eastleigh, Nairobi (SDN) A large demonstration took place in the Eastleigh (Islii) neighbourhood of Nairobi, Kenya today. Hundreds of Somali business people and community members took to the streets in the Eastleigh neighbourhood this morning to protest the recent rash of robberies plaguing businesses in the area. According to business people in the area, they are…

                        Read More

                          Mother seeks help for son held captive in Somalia

                          MANILA, Philippines – A mother of a Filipino seafarer is seeking the help of government and nongovernment organizations and even the international community in helping rescue her son who is still being held hostage in Somalia for two years now. Aurora Gonzales of Jaro, Iloilo City went to the Blas F. Ople Policy Center to…

                          Read More

                            Somaliland’s President Calls for better Cooperation between Ministries and NGOs

                            Hargeisa (SDN)-Somaliland’s President Mr. Ahmed Mahamed Mahamud (Siilaanyo) recently called on international organizations working in Somaliland to support the work of the Ministry of Rural Development. President Siilaanyo highlighted the importance of the Ministry of Rural Development in his correspondence with international NGOs. He also stated that in order for the Ministry to carry out…

                            Read More

                              Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ka qeyb galay kulan Amniga looga hadlayay oo uu la qaatay Saraakiil ka tirsan UN-ka,Mareykanka & Midowga Yurub

                              Muqdisho, May, 08, 2012(SDN)–Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo qaar ka tirsan Golihiisa Wasiiradda ayaa maalintii labaad kulan uga soconayay Xarunta taliska AMISOM ee Xalane kaa oo looga hadlayay arrimaha amaanka dalka.   Kulanka ayaa waxaa ka soo qeybgalay Gudiga Wada jirka Amniga oo ay ku mideysan yihiin Qaramada Midoobey,TFG-da, Ahlusunna, Galmudug,…

                              Read More

                                Mortar attack kills civilians in Mogadishu

                                Mogadishu (SDN) Mortars were launched at civilians living in the Sooni-key section of the Hodan neighbourhood in Benadir region last night. The source of the mortar fire is unknown and led to multiple casualties and injuries among residents there. Five members of the same family were killed after a mortar was thrown at their home; ten others were…

                                Read More

                                  Komishanka Doorashooyinka Somaliland oo ka hadlay danta ay ka leeyihiin maalin doorasho ah oo ay tijaabo ahaan u qabanayaan

                                  Hargeysa 08, May 2012 (Qurbejoog.com)- Komishan Doorashooyinka Somaliland, ayaa shaaca ka qaadday shalay inay dalka ka qaban doonaan doorasho aan rasmi ahayn oo tijaabo ah si loo ogaado muddada qofku codayn karo, tirada goobaha doorasho ee loo baahan yahay iyo kharashka ku baxaya doorashooyinka goleyaasha degaanka ee soo socda, maadaama la sharciyeeyey in doorashooyinka dawladaha…

                                  Read More