Marwada 1aad oo qaabishay Hay’adda Ability Foundation oo ka dhisan Finland
Hargeysa, 10, May 2012 (SDN)- Marwadda koowaad ee Somaliland Marwo Aamina Sh. Maxamud Jirde (Aamina Waris) ayaa qaabishay xubno oo ka socoday hay’ada lagu magacaabo Ability Foundation oo ka dhisan Wadanka Finland. Hay’adan oo ka hawl gasha wadamo badan oo adduunka ka mid ah, isla markaana ka shaqaysa arrimaha dadka naafada ah, taasoo Somaliland-na kala…
