Shirkadda SOMTEL oo kaalin wax-ku-ool ah kaga qayb-qaadatay Xuska Sannad-guurada 21aad ee Somaliland
Hargeysa, 20, May 2012 (SDN)- Shirkadda Isgaadhsiinta ee SOMTEL oo inta badan ku suntan inay gacan ka geysata tebinta tooska ah ee munaasibadaha qaran, ayaa shalay si weyn uga qayb-qaataday inay bulshada Somaliland si toos ugu tebiso Xuska munaasibadda 18 May ee ku qabsoontay Beerta Xorriyadda iyo munaasibaddii caawa ee Aqalka Madaxtooyada Somaliland. Shirkaddu…
