Somaliland court sentences 17 to death for attack

    MOGADISHU, Somalia – A military court in Somalia’s breakaway region of Somaliland has sentenced 17 people to death for attacking a military base over a land dispute one day earlier, an official said Thursday. Dozens of angry people marched through the streets of Hargeisa on Thursday to demand the release of the defendants. Riot police…

    Read More

      Mudaharaadyo xalay Gil-gilay New Hargeysa, xukuumadda oo Ciidamo dhoobtay iyo Wasiiro ka qaxay xaafadihii ay ka deganaayeen

      Xukunkii Maxkamadda Ciidamadda oo Xalay Hurdada u diiday Reer New Hargeysa iyo Xukuumadda oo Cabsi ladi weyday Wasiir Duur iyo Wasiir Xirsi oo la sheegay cabsi awgeed inay ka qaxeen xaafadahoodii iyo kuwo kale oo Amnigooda la adkeeyay. Hargeysa, 17 May 2012 (SDN)- Kooxo is abaabulay Dhawaqii Xukunka Maxkamadda Ciidamadda kadib ayaa xalay xidhay Jidka…

      Read More

        California: Ujeedada Shir ay isugu yimaadeen Jaalliyada Somalida Itoobiya

        California. 17, May 2012 (SDN)- Jaaliyada Somalida Ethiopiaee SanDiego, Californiaayaa isugu yimi shir ay ujeedadiisu ahayd in Jaaliyadu dhisato maamul. kaasoo ka shaqeeya arimaha Jaaliyada Somalida Ethiopiaee SanDiego dalka iyo dibadaba. Shirkan oo socday saacado ayaa dhamaan Jaaliyadu isku xogwaraysatay. Waxaa kale oo shirka lagaga hadlay arimo farabadan oo kala ah dhinaca nabadgaliyada, maalgashiga iyo…

        Read More

          Mahiga:Qas wadeyaasha Siyaasada Soomaaliya loo Dulqaadan Maayo

          New York May 17,2012(SDN)-Ergeyga Gaadhka ah ee QM uqaabilsan Soomaaliya Augustine Mahiga ayaa hadal uu ka jeediyay Gollaha Amaanka ee QM waxa uu uga waramay xaaldahii u danbeeyay ee Soomaaliya. “Waxa iminka la soo hooyay guulo la taaban karo,laakiin lama ogolaan karo in Qaswadeyaal ay khalkhal geliyaan hanaanka nabada. Qaramada Midoobey,Midawga Africa iyo IGAD ayaa ku…

          Read More

            Europe’s mainland piracy attack will escalate conflict

            By Mike Pflanz, Nairobi and Thomas Harding for the Telegraph- The midnight attack by a single helicopter firing its machine gun into   half-a-dozen Somali pirate skiffs is some distance from the “shock and awe”   that usually heralds the start of most campaigns. But as innocuous as it might seem, the first act of aggression by…

            Read More

              Maxkamadda Ciidamada Somaliland oo xukuno dil iyo xabsi-daa’in isugu jira ku riday 22 qof oo ka mid ah dablay shalay weerartay xero Milateri

              Hargeysa 16, May 2012 (Qurbejoog.com)- Maxkamadda derajada 1aad ee ciidamada Somaliland, ayaa xukuno dil iyo xabsi-daa’in ah ku riday 22 qof  ka mid ahaa dablay shicib ah oo shalay weerar ku qaaday xero ciidanka Milaterigu ku leeyihiin caasimadda Hargeysa. Xukunkan waxa galabta ku dhawaaqay guddoomiyaha Maxkamadda ciidamada ee derajada koowaad Mr. Yuusuf  Faarax Sharmaarke, waxayna…

              Read More

                Hargeysa: Guddiga Doorashooy​inka oo faahfaahin ka bixiyay doorasho tijaabo ah oo ay maanta qabteen (Dhegayso)

                Hargeysa 16, May 2012 (Qurbejoog.com)- Guddiga Doorashooyinka Qaranka, ayaa maanta qabtay doorasho tijaabo ah, si ay u qorsheeyaan qaabka ay u dhigayaan qabashada doorashooyinka dhawrka jeer xilligoodii dib uga dhacay ee Deegaanada Somaliland. Afhayeenka Guddiga Doorashooyinka Mr. Maxamed Axmed Geelle oo maanta warbaahinta kula hadlay xarunta Komishanka Doorashooyinka ee Hargeysa oo ay xilligaa ka socotay…

                Read More

                  Qaramada Midoobey oo digniin u Jeedisay Madaxda Soomaalida

                  New York May 16,2012(SDN)-Dawladaha ugu quwada weyn Gollaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa digniin adag u jeedisay madaxada DFKMG ah oo u muuqda in xiligu ka dhacayo iyaga oon meel marin qodobadii Road Mapka. Madaxda dalalka Mareykanka,Britain iyo Jarmalka ayaa kulan uu maanta yeeshay Gollaha amaanka oo Sheekh Shariif ka qeybgalay ayaa loogu sheegay in taageerada…

                  Read More

                    Mahadhada Taariikhda UCID North America iyo Tiiraanyada Geerida Dr Cabdishakuur Cali Jowhar

                    Ottawa May 15,2012(SDN)-Marxuum Dr Cabdishakuur Sheekh Cali Jowhar oo dhawaan shil gaadhi ku geeriyooday ayaa ahaa ruux si weyn ay bulshada reer Canada u qaderiyaan oo ay si weyna ugu tiirsanaayeen aqoontiisa iyo shaqsiyadiisa saliimka aheyd. Marxuumka ayaa mudadii uu Canada ku noolaa waxa uu si niyada uga mid ahaa xisbiga mucaaridka ah ee UCID,waxaanu…

                    Read More

                      Somali Coastal Town Fed Up of Air Raids

                      Hobyo (SDN) Residents of Hobyo in Somalia’s Mudug region are fed up of the air campaign that has disrupted their livelihoods and sense of security. Residents told our website that they fear for their lives. As a precaution they leave their homes whenever they hear the engines of the planes approaching and stand outside so…

                      Read More

                        Hargeisa: Local Dispute Turns Violent

                        Hargeisa (SDN)-A confrontation between civilians and government soliders resulted in multiple casualties and injuries in Hargeisa, Somaliland today. The dispute took place in the neighbourhood of Ga’an Libaah in the city of Hargeisa. Casualties were reported on both sides after members of the community attempted to forcibly take over a parcel of land known as…

                        Read More