Khudbadii Madaxweyne Axmed Siilanyo ee May 18,2012(AKHRISO)

    Hargeysa May 18,2012(SDN)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md Axmed Maxamed Siilanyo ayaa maanta khudbad taariikhi ah oo ku saabsan madaxbanaanida Somaliland ka jeediyay fagaadha weyn ee kheysriyada. Khudbada madaxweynaha ayaa sidan aheyd ee ka bogo;“Madaxda Sharafta leh ee Golayaasha Qaranka iyo guud ahaanba shacbiga Somaliland. Waxa aan idinku salaamayaa salaanta islaamka Asalaamu caleekum wa-raxmatulaahi wa-barakaatu Mudanayaal iyo…

    Read More

      Islaan Bashiir Islaan Cabdulle oo si heer sara ah loogu soo dhaweeyay Magaalada Muqdisho

      Muqdisho, Jimco,May 18, 2012(SDN)- Islaan Bashiir Islaan Cabdulle Islaan Faarax oo maanta si heer sara ah loogu soo dhaweeyay Garoonka diyaaradaha Caalamiga ah ee Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho.   Islaan Bashiir, ayaa waxaa Garoonka Muqdisho ku soo dhaweeyay Ugaas Maxamuud Cali Ugaas Cabdulle, Salaadiin, qaar ka mid ah Odoyaasha Dhaqanka Soomaaliyeed, Mas’uuliyiin ka tirsan…

      Read More

        Somaliland oo Xalay aan la Seexan iyo Debaal Dega oo si wanaagsan isugu Dhacay

        Hargeysa May 18,2012(SDN)-Waxa xalay ka socdey guud ahaan dalka Somaliland diyaar garaw,damaashaad aan kala joogsi leheyn oo aan laga seexan. Magaalooyinka Boorama Burco,Ceerigaabo,Laascaano,Berbera iyo Hargeysa ayaa sida wariyeyaashu ku soo waramayaan debaal degii saaka looga dareeray. Debaal dega 18 May ee ku dhawaaqidii la soo noqodka madaxbanaanida Somaliland ayaa sanadkan 21 jirsatay. Waa maalintii Burco…

        Read More

          Ra’iisul Wasaaraha oo maanta ka qeyb galay shir looga hadlayay arrimaha Xuruyatul-qowlka

          Muqdisho, Khamiis, May 17, 2012(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta ka qeybgalay kulan labo maalmood ka  soconayay Xalane kaa oo ay soo qaban qaabiyeen Wasaaradaha Dastuurka iyo Warfaafinta loogana  hadlayay Qebyo-Qoraalka Dastuurka ee ku aadan Arrimaha Xuquuqul Insaanka.   Ugu horeyn Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta, Cabdulaahi Bille Nuur, ayaa Sheegay in Shirka labadii maalmood ee la…

          Read More

            Gollaha Wasiirada FKMG ee Soomaaliya oo Maanta ka Shiray Dhameystirka Xiliga Kala Guurka

            Muqdisho, 17 May 2012(SDN) Shir ay maanta yeesheen Golaha Wasiiradda oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali, ayaa looga hadlay arrimaha dhameystirka xilliga Kala Guurka ah.   Ugu horeyntii Ra’iisul Wasaaraha ayaa ka warbixiyey muhiimadda dhameystirka Xaaladda Kala Guurka ah oo uu sheegay inay lagama maarmaan tahay in bisha August uu dalku…

            Read More

              Prof A. I. Samatar and his fallacy on the new life in Mogadishu

              In response to Professor Abdi Ismail Samatar’s article entitled “UN threatens the Somali democratic movement” which he raised a number of questions including what is a Roadmap? And who is Spoiler?   While the TFG welcomes constructive criticism and encourages discussions and debate on the proposed new political dispensation, blaming the International Community for our…

              Read More

                Xafiisyada Xaqsoor ee Canada oo furaya Bar Internetka ah

                Saddexda xafiis ee urur siyaasadeedka Xaqsoor uu ku leeyahay Canada (Xaqsoor Ottawa, Xaqsoor Toronto iyo Xaqsoor Alberta) ayaa go’aansaday inay furaan website-ka xaqsoorcanada.com . Website-ka oo bishan gudaheeda hawlgeli doona, wuxuu ku soo wada baxayaa af Soomaali, Ingiriisi, iyo Faransiis. Bogga website-ka Xaqsoorcanada.com, wuxuu ka koobnaan doonaa saddex qaybood: A) QAYBTA BIDIX oo noqon doonta…

                Read More

                  Somalia: No justification for ratifying the Draft Constitution

                  In due consideration of the widespread opposition to the draft constitution, the international community and the Transitional Federal Government (TFG) should honor the opinions of the concerned Somali stakeholders and prevent ratifying it crookedly. The 1960 constitution and the Transitional Federal Charter (TFC) provide sufficient legal basis for the formation of new national interim authority…

                  Read More

                    TALO KU SOCOTA SHACABKA REER SOMALILAND

                    Marka hore waxaan salaamayaa dhamaan shacabka somaliland meel kasta oo ay joogaan bal aan .U dego dulucda qoraalkayga oo ah talo ku socota shacabka Somaliland guddo iyo dibadba. Sidaad ogtahay dalka jamhuuriyada somaliland waxa uu ku soo caano maalay nabad gelyoiyo degenaansho ,shacabka oo isku qalbi furan isna jeclaa mahadeedana ilaahay leeyahay taas oo dhidibada…

                    Read More

                      Tacsi tiiraanyo leh oo ku socota Commissioner. Eng. Cabdulfataax Ibraahim Sheekh Yusuf

                      Dhamaanba muddanayaashan hoose  ku qorani waxay tacsiyadaynayaan Eng. Cabdulfataax Ibraahim Sheekh Yusuf oo aabbahii Marxuum Ibraahim Sheekh Yusuf ku  geeriyooday, si kadis ah, Magaaladda Hargeysa 16/05/2012.  Illahay samir iyo iimaan haka siiyo qoyskii iyo qalaabaddii uu ka baxay Murxuum Ibraahim Sheekh, Isagana  Janatul fardawsa  haka waraabiyo.  Amiin 1.       Suldaan  Maxamed Suldaan Cabdiqaadir 2.       Oday Xaaji…

                      Read More

                        Somali, Eritrean refugees resettle in US

                        VALLETTA, Malta (AP) — The new U.S. ambassador to Malta has said farewell to 27 Somali and Eritrean refugees headed to the United States under a refugee resettlement program. Since 2007, 985 refugees have been resettled in the United States from the island nation of Malta, which struggles to integrate refugees who reach its shores,…

                        Read More

                          Mohamed Ali Samatar Seeks Appeal: Cites Immunity

                          Larry O’Dell  (AP)-The former prime minister of Somalia is asking a federal appeals court in Richmond to rule that he can’t be sued over alleged war crimes. A three-judge panel of the 4th U.S. Court of Appeals heard arguments in Mohamed Ali Samantar’s case today. Samantar was a top official in dictator Siad Barre’s regime….

                          Read More

                            Somalis decry new rule on visas

                            Allie Shah for the Star Tribune (Minneapolis)-A major bump has surfaced in the well-traveled road from Nairobi, Kenya, to Minnesota for Somali refugees hoping to reunite with family members here. Recently, the U.S. Embassy in Nairobi began asking for more proof to verify that refugees applying to come here are who they say are. The…

                            Read More

                              Canadians Mourn Death of Somaliland Diaspora Doctor

                              Eva Salinas for The Sun Times- While Somali people around the world mourn a well-respected doctor this week, his death has shocked the mental health community in Owen Sound. Dr. Abdishakur Jowhar, chief of psychiatry at Grey Bruce Health Services, was killed Sunday in a car crash in his native Somaliland, an autonomous region in…

                              Read More

                                Hargeysa: Laba Suxufi oo habeenkii saddexaad Xabsiga u hoyday

                                Hargeysa 17, May 2012 (Qurbejoog.com)- Tifaftiraha Wargeyska Yool Maxamed Cabdi Curad iyo weriye Khadar Xuseen oo isna ka tirsan wargeyskaas, ayaa habeenkii saddexaad u hoyday xabsiga, ka dib markii dhawr maalmood ka hor la xidhay. Suxufiyiintan oo hadda ku jira saldhiga dhexe ee Booliska Hargeysa, waxa la qabtay barqonimadii doraad, xilli sida la sheegay ay…

                                Read More

                                Tababarihii LiverPool oo La Cayriyey Muxuuse Galabsadey?

                                London-May-17-qurbejoog.com-Saaxiibayaal maanta iyo qormadeena ciyaaraha waxayu ku lafagureynaa tababarihii Liverpool Kennhy Dalgilish oo shaqadiisii laga cayriyey. Wakhtiga ilaahay samaeystey marna wuu ku saacidaa marna hawada ayuu kula kacaa waxayna ku fiicantahay inaad samir u yeelatid. Haddaba maxay LiverPool ku suustey tababare Kenny? Akhyaartay Naadigan LiverPool oo aad u facweyn oo soo mareywakhtiyaal farabadan oo ay…

                                Read More