Kenyan Soldiers Targeted in Dhagahleey Refugee Camp

    Dhagahleey (SDN) Reports emerging from the Dhagahleey refugee camp in Northern Kenya say that Kenyan defence forcers were targeted in an attack that left several dead. Witnesses say that the forces were targeted with an explosive device they believe was either a land mine or an improvised explosive device buried in the ground. Five Kenyan…

    Read More

      TFG MP Detained at Hargeisa International Airport

      Hargeisa (SDN)-Security officials at Hargeisa’s international airport detained Hasan Umar Hussein (Haawa), a former member of Somalia’s parliament. Hasan Umar Hussein is a well known Hargeisa-born diplomat who has been living in Somaliland since July 2011 with the permission of President Siilaanyo.  He has spent the last year conducting business in Hargeisa and Boorama. SDN received confirmation from…

      Read More

        Hay’adda Socdaalka Adduunka (IOM) oo dadka Soomaalida uga digtay dad si been-abuur ah magaceeda u adeegsanaya, kana hadashay qorshahaa dadka lagu baadhanayo

        Hargeysa 15, May 2012 (Qurbejoog.com)- Hay’adda Caalamiga ah ee Socdaalka Adduunka (IOM), ayaa digniin ay soosaartay ku socodsiiyay dadka Soomaalida oo ay uga digtay inay rumaystaan been-abuur magaceeda loo adeegsanayo. Siday IOM ku sheegtay farriin digniin ah oo ay soosaartay, waxay ku sheegtay inuu jiro qorshe been-abuur ah oo ay hal-abuurkeeda leeyihiin dad iska dhigaya…

        Read More

          Xukuumadda oo ka hadashay khasaaraha iska-horimaad maanta dhexmaray ciidanka Qaranka iyo shicib hubaysan iyo tirada loo xidhay dhacdadaas

          Hargeysa 15, May 2012 (Qurbejoog.com)- Xukuumadda Somaliland, ayaa ka hadashay iska-horimaad maanta dhexmaray ciidanka qaranka iyo dad shicib ah, kaasoo khasaare laxaadle dhaliyay. Ilaa todoba qof oo saddex ka mid ahi ciidanka qaranka ka tirsanaayeen, ayaa ku dhintay shaqaaqadaas oo ka dhacday xeradii Madaafiicda oo u dhaw wershadii Kabista oo ku taala dhinaca Bari ee…

          Read More

            Hargeysa: Ciidanka Madaarka oo Xabsiga dhigay Xildhibaan ka tirsanaa Baarlamaanka Soomaaliya oo Siilaanyo hore ugu ogolaaday joogistiisa Somaliland

            Hargeysa 15, May 2012 (Qurbejoog.com)- Ciidanka amaanka ee madaarka caasimadda Hargeysa, ayaa maanta xidhay xildhibaan Xasan Cumar Xaawa oo ka tirsanaa Baarlamaanka Soomaaliya. Xasan Cumar Xuseen oo ah diblomaasi dhalasho ahaan ka soo jeeda deegaanka Hargeysa, waxa uu tan iyo bishii July ee sannadkii 2011 ku sugnaa magaalooyinka Hargeysa iyo Boorama, ka dib markii Madaxweynaha…

            Read More

              ILAAHAY BAAN BARYEYNAA LANOOMA SOO JAWAABAYO SH.IBRAHIN BIL ATHAM WAXAA UU KU JAWAABAY SIDAN

              ILAAHAY BAA MAHAD DHAMAANTEED ISKA LEH  INTAA KA DIB (Run waxaa u fiican marka mabda aad rumaysantahay camalkaagu kaaga markhaati furo) DHamaantiin waad salaaman tihiin  wariyayaasha iyo akhristayaashaba meel kastood joogtaan Waxaan maanta idiin soo gudbinayaa qoraalkan oon is idhi waa aynu u baahan nahay Dhamaanteen  soomaalida adduunka ku nool oo dhan  waayo tani way…

              Read More

                Wasaaradda Qorshaynta oo Hay’ada Shaqaalaha kala wareegtay 18 Shaqaale cusub ah

                Hargeysa, 14, May 2012 (SDN)- Gudoomiyaha hay’ada shaqaalaha dawlada Nuux Sh. Muuse Ducaale, ayaa Wasiirka Qorshaynta Qaranka ku wareejiyay 18 xubnood oo ka mid noqonaya shaqaalaha wasaaradaas, kuwaasoo ku guulaystay imtixaan dhawaan ay dad tiro badani u galeen jagooyin ka banaanaa wasaaradda. Munaasibad loo sameeyay wareejinta shaqaalahan oo lagu qabtay hoolka hay’ada shaqaalaha dawlada ayaa…

                Read More

                  Nin Jarmal ah oo lala xidhiidhiyay Al-Shabaab oo la sheegay inuu u gudbay Soomaaliya iyo dawladda Kenya oo ka hadashay

                  Nairobi 14, May 2012 (Qurbejoog.com/Star)- Nin Argagixisonimo looga shakisan yahay oo Jarmal ah, isla markaana lala xidhiidhiyay inuu gacan-saar la leeyahay kooxda Al-Shabaab, ayaa la sheegay inay u badan tahay inuu u gudbay Soomaaliya. Ninkan oo magaciisa la yidhaahdo Ahmed Khaled Mueller oo ay Sabtidii Booliska Kenya sawirkiisa qaybiyeen, waxa la aamisan yahay inuu si…

                  Read More

                    German terror suspect crosses into Somalia

                    A German terror suspect whose picture was circulated by police on Saturday over links with the al Shabaab could have crossed into Somalia. Ahmed Khaled Mueller is believed to have entered Kenya disguised to plan terror attacks in the country. He uses many aliases including Andreas Martin Muller and Abu Nusaibah among others. “We have…

                    Read More

                      Guddoomiyaha UCID oo sheegay in shirka Muqdisho ka socdaa sii hurinayo colaada Soomaaliya, kana hadlay in Madax-dhaqameedyo reer Somaliland ahi hungureeyaan ka qaybgalkiisa

                      Hargeysa 14, May 2012 (Qurbejoog.com)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka Somaliland ee UCID Eng. Faysal Cali-waraabe, ayaa  hadimo ku tilmaamay in madax-dhaqameedyo reer Somaliland ahi hungureeyaan ka qaybgalka shirka lagaga hadlayo ansixinta Distoorka Soomaaliya ee ka socda caasimadda dalkaas ee Muqdisho. Eng. Faysal-waraabe oo warbaahinta  ugu warramay shalay xafiiska xisbigiisa ee caasimadda Hargeysa, waxa kale oo uu…

                      Read More

                        Safiirka Itoobiya u fadhiya Somaliland oo booqday Berbera

                        Hargeysa, 14, May 2012 (SDN)- Safiirka dawlada Itoobiya u fadhiya Somaliland Bereha Tesfay iyo xubno kale oo la socday ayaa maanta booqasho ku tagay xarunta gobolka Saaxil ee Berbera. Safiirka dawlada Itoobiya u fadhiya Somaliland iyo xubnaha kale ee la socday. Waxa magaalada Berbera ku soo dhaweeyay masuuliyiinta gobolka iyo degmada oo uu weheliyo maareeyaha…

                        Read More

                          Puntland oo Sababeysay Diidmadooda Dastuurka Qabyada ah

                          Garoowe May 13,2012(SDN)-Maamul Goboleedka Puntland ee dalka Soomaaliya ayaa maanta war uu soo saaray ku qodobeeyay diidmadooda ku wejahan Dastuurka qabyadaha ee iminka gacanta lagu hayo. Qoraalka Puntland oo dheeraa ayaa kiyoo dhameystiran sidan u qoraa; Dib-u-eegidda Dowladda Puntland Qabyo qoraalka Dastuurka Federaalka ee Somalia (soo gaaray 30/04/2012) Cinwaanka oo Qabyo-qoraalka ugu qoran “Jamhuuriyadda Somalia”…

                          Read More

                            Madaxweynaha Puntland iyo wefdi uu horkacayo oo gaarey dalka India

                            New Delhi May 13,2012(SDN)-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiraxman Maxamad Maxamud (Farole) iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta [Axad] ka dagay magaalada New Delhi ee xarunta dalka India ka dib markii uu kulan la qaatay mas’uuliyiinta dalka Ethiopia. Wafdiga Madaxweynaha Puntland oo uu ka mid yahay Wasiirka Arrimaha Gudaha Gen. Cabdullahi Axmed Jamac (Ilkajir) ayaa ka…

                            Read More

                              Taliyaha Booliska oo tabobar u furay xubno ka mid ah ciidanka baadhista dembiyada

                              Hargeysa, 13, May 2012 (SDN)- Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Cabdilaahi Fadal Iimaan, ayaa aqoon is-weydaarsi u furay 33 xubnood oo ka mid ah Saraakiisha baadhista dembiyada ee ka hawlgala saldhigyada booliska. Tababarkan oo socon doona muddo 45 maalmood ah,waxaa lagu baran doonaa farsamada baadhista dembiyada,xeerka ciqaabta guud,iyo guud ahaan xeerarka kala duwan ee dalka lagaga…

                              Read More

                                Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Dhamaan reer Somaliland ka Tacsiyadeeyay Geeridii Naxdin laheyd ee ku Timi Dr Cabdishakuur Cali Jawhar

                                Hargeysa May 13,2012(SDN)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa Qoraal Tacsiya oo uu maanta ka soo saaray Qasriga Madaxtooyada Somaliland waxa uu dhamaan ummada reer Somaliland ka Tacsiyadeeyay Geeridii Naxdinta leheyd ee maanta ku timi Dr Cabdishkuur Cali Jowhar oo ku geeriyoodey inta u dhexeysa magaalooyinka Boorama iyo Dila. Qoraalkan ka soo baxay Madatooyada…

                                Read More