Masuuliyiinta Somaliland iyo lacagaha u yaal Dahabshiil,hadalheynta boobka Hantida Ummadda(Warbixino taxane ah)
London July 24,2012(SDN)-Waxa dhawaan Internetka lagu shaaciyay xogta macaamiisha Dahabshiil Bank ka dib kolkii ay kooxda Anonymous ay weerar jac ku siisay Computerada shirkadaasi. Hadalheynta ugu badnina waxa ay ka dhalatay Hantida qaar ka mida shaqsiyaad ka tirsan xukuumada Somaliland. Sidoo kale waxa iyana fajiciso ku noqotay dakii u kuur galay xogtan la soo bandhigay…
