Nin 12 ruux ku dilay goob Aflaamta lagu daawado Mareykanka
Coloraado July 2012(SDN)-Nin hubeysan ayaa waxa uu 12 ruux ku xasuuqay goob Aflamta lagu daawado oo ku taal magaalada Denver ee gobolka Colorado ee cariga Mareykanka,ninkan ayaa weerarka ku dhaawacay in ka badan 38 kale. Dadkan oo saqdii dhexe daawanayay film cusub oo ka mida taxanaha Batman ayaa wax mar qura ay ka war heleen…
