Xildhibaanada Wakiillada oo Ansaxiyey Xeer Lid ku Ah Dastuurka oo Laga Dheegtay NSS-tii Afweyne
Hargeysa Oct 18,2012(SDN)-Qoddobo Ku Jira Xeerka Hay’adda Sirdoonka Qaranka Somaliland (National Intelligence Agency) ee Xeer Lr. 59/2012 ayaa si toos ah uga hor imanaya Xorriyadda Aasaasiga ah ee muwaadinka iyo xaqa qalinka iyo warbaahinta ee uu Jidaynayo Distoorka qaranka JSL. Xeerkan oo golaha wakiilladu toddobaadkan duuduub ku ansaxiyeen kadib markii guddida arrimaha gudaha, difaaca iyo…
