Madaxweynaha Somaliland oo ka tacsiyadeeyay geeridii ku timi allaha u naxariistee Gudoomiye ku-xigeenkii Wadani

    Hargeysa Oct 16,2012(SDN)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa ka tacsiyadeeyay geeridii naxdinta la heyd ee ku timi Allaha u Naxariistee Guddoomiyihii 3aad ee urur siyaasadeedka Wadani Marxuum Cabdilahi Siciid dheere. Sidaana waxa madaxweynuhu uu ku sheegay dhanbaal uu ka soo saarat caawa fiidkii qasriga madaxtooyada dalka oo sidan u qoraa; “Madaxweynaha JSL, Mudane: Axmed…

    Read More

      Reporters Without Borders Demand Radio Horseed be reopen

      Paris-Reporters Without Borders media advocate group has demanded that Puntland authorities lift a ban on a radio Station in bossaso Somalia. Puntland authorities ordered the Radio shut down after it aired a decent brewing in the autonomous region after an extension  the president’s term in Office. “Reporters Without Borders hopes that your office will be…

      Read More

        Dr. Gaboose oo ka hadlay Siyaasadda uu ururkiisu qaadan doono haddii uu u gudbo Xisbi Qaran

        Hargaysa 16, October 2012 (SDN)- Gudoomiyaha urur siyaasadeedka Umadda Dr.Maxamed Cabdi Gaboose, ayaa markii ugu horaysay waxa uu si cad uga hadlay haddii ururkoodu  ku guulaysto inuu kamid noqdo saddexda xisbi ee ku soo baxa doorashada golayaasha deegaanka, siyaasada uu xisbigoodu xooga saari doono. Dr.Gaboose waxa uu sheegay inay noqonayaan xisbi mucaarad ah oo muhiimada…

        Read More

          War degdeg ah: Guddoomiye kuxigeenka 3aad ee ururka Wadani Cabdullaahi Siciid Dheere oo ku geeriyooday Shil baabuur oo ka dhacay jidka Hargeysa iyo Berbera

          Hargeysa 16, October 2012 (SDN)- Alle ha u naxariistee waxa maanta shil baabuur ku geeriyooday guddoomiye kuxigeenka 3aad ee urur-siyaasadeedka Wadani marxuum Cabdullaahi Siciid Ismaaciil (Dheere). Shilkaas baabuur oo ka dhacay agagaarka tuulada Abdaal ee jidka xidhiidhiya Hargeysa iyo Berbera, waxa kale oo ku dhaawacmay guddoomiye kuxigeenka 4aad ee ururkaas Cabdi Raygal Beegsi iyo Xildhibaan…

          Read More

            Abwaan Cabdilaahi Good oo ka waramaya aqoonta uu u lahaa Marxuum Gaariye(DHEGEYSO)

            Ottawa Oct 16,2012(SDN)-Abwaan Cabdilaahi Good Muuse oo aqoon durugsan u lahaa shaqsiyadii iyo Suugaantii Allaha u NaxariisteeMarxuum Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac Gaariye ayaa Iddaacada CKCUFM ee Ottawa uga waramay doorka uu marxuumku ku lahaa tariikhda sugaaneed ee Af Soomaaliga. Abwaan Cabdilaahi oo u waramay wariye Maxamed Xaaji Axmed Maxamuud oo ka tirsan laanta Afka Soomaaliga…

            Read More

              Markhaati furkii FBIda Mareykanka ee dacwadii Minneapolis

              Minneapolis Oct 16,2012(SDN)-Maxkamad Mareykanka uga socota nin Soomaali ah oo lagu soo eedeeyay in uu gacan siiyay qaar ka mida dhalintii Soomaalida ee Minneapolis ka tagatay ayaa waxa shalay la dhegeystay markhaatiga FBIdii baaritaanka sameysay. Maxamuud Siciid Cumar oo 46 jir ah ayaa loo heystaa in uu gacan siiyay dhalintii dhooftay ee Shabaabka ku biiray…

              Read More

                Suladaanka Beesha Irir Samaale oo Nooga waramay xaalado ay ka mid yihiin colaadii Xarshin,dawlada Cusub ee Soomaaliya iyo qodobo kale(DHEGEYSO)

                Edmonton Oct 16,2012(SDN)-Suldaanka guud ee Beelweynta Irir Suldaan Cabdikariim Faarax ayaa nooga waramay kulann ay waxgaradka beeshaasi dhawaan Canada ku yeesheen. Suldaanka ayaa noo qodobeeyay waxyaabihii halkaa looga hadlay,waxaanu noo sheegay in shirka lagu lafo guray qodobo xasaasiya oo ay ka mid yihiin colaad soo noqnoqatay oo ka dhacday Ismaamulka Soomaalida ee Itoobiya,Wadahadalka Soomaaliya iyo…

                Read More

                  HAMBALYO MEHER:Ali Aadan Ismaciil “Aadan faruur iyo Marwo: Samiira Daahir Cali

                  Saeed Hassan Sheekeye iyo xaaskiisa Faadumo Adan ismacil,Khaliif  X. Mahamed Xiinwaal iyo xaaskiisa Aamina Aadan ismail Jaamac Abokor “indhacase” iyo xaaskiisa Rooda X. Mahamed xiinwaal, Ismaciil Abdi Jiir, Khadiija Abdi jiir, Nasiim Mahamed,Nawaal Mahamed, Raage Mahamed, iyo dhamaan reer Aadan ismaciil iyo reer cabdi jiir iyo Dhamaan asxaabta oo kala jooga Somaliland, Uk iyo EU…

                  Read More

                    Somali terror trial: FBI scheduled to testify

                    Pioneerpress-For the most part, the men who left the Twin Cities to fight for al-Shabaab in Somalia were young and fit. Some even had a bit of college under their belt. Mahamud Said Omar was none of those things. But federal prosecutors maintain he didn’t need youth, vigor or smarts to recruit and finance local…

                    Read More

                      Tacsi ka socota dhamaan Jaalliyadda Reer Toronto, Canada

                      Inaa lilaahi wa inaa ilayhi Raajicuun Dhamaan Jaalliyadda Reer Toronto, waxa ay Tacsi u dirayaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooyaday Marxuum Abokor mohamed abokor oo ku geeriyooday UK, London, waxa aanu si gaara uga tacsiyaynaynaa walaaladood Said goli, Hassan Neon iyo waalidkii dhalay oo degen Toronto, Canada,  isagana waxa aanu ILAAHAY uga baryaynaa in…

                      Read More

                        Kumuu ahaa Kwama Nkrumah?

                        Accra Oct 15,2012(SDN)-Marka xagga siyaasadda laga eego Dr. Kwama Nkrumah waxa uu qaatay siyaasaddii dhexdhexaadnimada, haseyeeshee marka loo eego habka nidaamkiisii dhaqaale iyo hoggaamineed ee bulshadiisa waxa uu ku saleysnaa ka Shuuciyadda, inkastoo marka dib loo raaco qoaraalladiisii uu iska fogeyn jiray inuu yahay  nin Shuuci ah. Nidaamkaa uu qaatay waxa uu ku tilmaami jiray…

                        Read More

                          Puntland oo Beer Laxawsi Ku Kasbanaysa Kalsoonidii Deegnaada Bariga iyo Tallaabada Dawladda Somaliland Uga Meel taal

                          Awr Boogays Oct 15,2012(SDN/Hubaal)- Urur laga maalgeliyo  maamul  goboleedka Puntland oo magaciisa la yidhaahdo  Agency For Peace And  Development (APD), ayaa  mashaariic  horumarineed loogu soo celinayo kalsoonida shacabka deegaanka u qabeen  maamulkaas ka bilaabay gobolka Sool. Ururkan ayaa shalay soo gabagabeeyay  dayactir lagu sameeyay ceel-biyoodka  Tuulada Awr-boogays , iyada oo ay halkaas ku sugan yihiin…

                          Read More

                            Waqfiga Madaxweynuhu Wax Ma Ka Tarayaa Liiska Tabashooyinka ee Reer Gabiley La soo Taagan yihiin?

                            Gabiley Oct 15,2012(SDN/Hubaal) – Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa Roogag Cusub ugu ugu Deeqay Masjid Jaamaca Magaalada Gabiley oo uu Maalintii Jimcihii ku tukaday. Sida ay qortay shabakada wararka ee Gabileynews, deeqdan ayaa gaadhay masuuliyiinta masjid jaamaca Gabiley, sida uu sheegay Imaamka Masjidkaas Sh. Cabdiladiif Muxumed Gaboobe  oo xaqiijiyey deeqdaas in madaxweynuhu u…

                            Read More

                              Gudoomiye-xigeenkaWakiilada“in loo Dhaco Guryaha Wax Sharci ah Looma Laha, xaqa muwaadinka waa ku Gef, Sirdoonkuna Maaha Ciidan Qaran”

                              Hargeysa Oct 15,2012(SDN/Hubaal)- Ku simaha guddoomiyaha ahna guddoomiye ku xigeenka 1aad ee golaha wakiillada Somaliland Baashe Maxamed Faarax ayaa sharci darro ku tilmaamay in saq dhexe la weeraro dad muwaadiniin ah oo gurayahooda hurda iyada oo aan wax waaran qabasho ah loo haysan isla markaana aan lagu hayn fal dambiyeed. Baashe Maxamed Faarax waxa uu…

                              Read More

                                Ururka UMMADDA oo ku eedeeyey Xukuumadda inay dhaqaale u adeegsanayso burburinta ururkooda

                                Hargeysa 15, October 2012 (SDN)- Hoggaanka urur-siyaasadeedka UMMADDA, ayaa ku eedeeyey xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo inay ku hayso farogelin iyo dhaqaale ay u adeegsanayso burburinta ururkooda. Guddoomiye-ku-xigeenka labaad ee uruka Umadda Mr. Cabdirashiid Maxamuud Cali oo shir-jaraa’id ku qabtay shalay xarunta ururkiisa ee magaalada Hargeysa, waxa uu tilmaamay in iscasilaaddii guddoomiye-ku-xigeenkii 3aad oo ku biiray xisbul-xaakimka…

                                Read More