Ganacsatada Xoolaha Gobolka Saraar oo Ka Qayliyey Cashuuro Khasab Lagaga Qaado
Caynaba Oct 21,2012(SDN/Hubaal)- Ganacsatada Xoolaha ee gobolka Saraar ayaa cabasho xooggan ka muujiyay laba cashuurood oo sifo aan sharci ahayn loogaga qaado laba meelood oo midi tahay barta kaantaroolka degmadda Caynabo. Ganacsiga Xoolaha oo xilligan si weyn kor ugu kacay Munaasibadda Ciidal Adxaha awgeed ayaa ganacsatadu sheegeen in xoolahooda cashuur lagaga qaado kastamka degmadda Oog…
