Faysal Cali Waraabe“Madaxweynaha Arrimo badan ayaa la gala hadlay, laakiin wax natiijo ah lagama hayo”

    Hargeysa Oct 20,2012(SDN/Hubaal)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng.Faysal Cali Waraabe ayaa shalay galab  si diiran loogu soo dhaweeyey Madaarka Caalamiga ah ee Magaalada Berbera, kadib markii uu soo dhameystey safar shaqo oo todobaadadii ugu danbeeyey ku marayey qaar ka mida Waddamada Yurubta. Waxa madaarka Magaalada Berbera ku soo dhaweeyey Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng….

    Read More

      Xukuumadda oo Tabashooyinka reer Gabiley Ugu Gabbata Tukashada Salaada Jimcayaasha

      Hargeysa Oct 20,2012 (SDN/Hubaal)- xubno wasiiro ah oo ka tirsan Xukuumadda Somaliland ayaa mar labaad shalay salaadii Jimcaha kula tukaday Masaajid ku yaal magaalada Arabsiyo ee gobolka Gabiley. Wasiirrada arrimaha dibbedda iyo madaxtooyada Maxamed Cabdillaahi Cumar iyo Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa salaadii jimcaha kadib waxa ay xubno kamid ah madax dhaqameedka gobolka Gabiley kulan…

      Read More

        Khal-khal Xalay Ku Yimid Adeega Xawilaada ee ZAAD Iyo Macmiisha Lacagaha Ku Keydsada oo Mar Keliya Isku Shubay Xarumaha TELESOM

        Hargeysa Oct 20,2012(SDN/Hubaal)- Adeega Xawilaada Lacagaha ee ZAAD oo Macaamiisha shirkadda TELESOM  lacagahooda ku keydsadaan ayaa hawada ka baxay Xalay, kaas oo xannibay dhammaanba dhaqdhaqaaqyaddii adeegaasi oo muddo dheer dadweynuhu isticmaali jireen, isla markaana ku aamineen hantidooda. Xannibaadan ku habsatay Adeegga ZAAD ayaa mar keliya lagu war helay isaga oo aan shaqaynayn, kadib markii Mishiinka…

        Read More

          Ogaysiis:Waxaa Dad Weynaha reer Somaliland iyo kuwa afka Soomaaliga Ku Hadlaba la Ogeysinayaa in ay ka soo Qayb Galaan Xaflad Baroor Diiq ah oo loogu Ducaynayo Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac Gaariye Ilahay u Naxariistee,

          Waxaa Dad Weynaha reer Somaliland iyo kuwa afka Soomaaliga Ku Hadlaba la Ogeysinayaa in ay ka soo Qayb Galaan Xaflad Baroor Diiq ah oo loogu Ducaynayo Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac Gaariye    Ilahay u Naxariistee,Maalinta Taariikhdu Tahay 04/11/2012 oo ah Maalinta Axada Sacadu Markey tahay 3-11pm Selby Centre .Selby Road N17 8JL Wixii Faahfahin ah…

          Read More

            Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa booqday magaalada Marka iyo degaano kale oo ka tirsan gobolka Sh/hoose

            Muqdisho  jimce  19/10/2012 Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa booqday magaalada Marka iyo degaano kale oo ka tirsan gobolka Sh/hoose, waxaaana wafdigaasi sidoo kale la socday Taliyaha guud ee ciidamada AMISOM ee iyagu ku sugan gobolada Shabeelooyinka. Maamulka gobolka Sh/hoose madax ka tirsan, waxgarad iyo odayaal ku dhaqan magaalada Marka ayaa kulan…

            Read More

              Ciidamada Badda Puntland oo gacanta ku dhigay hub badan oo laga dejiyay Xeebta Degmada Qandala ee Gobolka Bari [SAWIRRO]

              Jimco, Oktoobar 19, 2012  (SSD) – Ciidamada badda Puntland ayaa howlgal ay xalay ka sameeyeen meel u dhow degmada Qandala ee gobolka Bari, kusoo qabtay hub sharci daro ah oo laga soo dejiyey meel xeeb ah oo degmadaas wax yar ka durugsan. Hubkan ayaa isugu jirey: Baasuukeyaal, Miinooyin , Dhashiikeyaal, Rasaas, Fuyuusyo iyo  budada laga…

              Read More

                UBADKII WADANKEENA IYO AAYIHII UMMADEENA.

                Aduunyadu waxay kujirtaa tartan loo tartamayo dhaqaale,horumar ,awood iwm,ummadeena Soomaaliyeed oo xaqiiqdii kahartay tartanka 20 sanoo lasoo dhaafay noqotayna ummad tusaale loosoo qaato marka laga hadlayo Jahliga, nabadgalyo xumida ,gaajada iwm. Ayaa waxaa soo iftiimaya isbedal rabitaan horumar. Iyadoo ay uu muuqato Rajo ,ummadaSoomaaliyeedna laga dareemayo hiddidiilo iyo hami ka guuxaya inay kagudbaan dowlad la,aanta…

                Read More

                Wafdi ka socda Komishinka Qaranka Somaliland oo Ku sugan casimada wadanka uk london

                London Oct 19,2012 (SDN) wafdi balaran oo ka socda komoshinka dorooshoyinka somaliland aya ku sugan casimada wadankan uk wafdigan oo ay shabakada wararka qurbojoog la kulantay ayaa waxay uga waranameen  socdaalkooda oo ay shegeen in ay u jogaan hawl shaqo oo anay ka hor dhacayn iyaga oo xusay in ay rajaynayaan in dorashada soo socota…

                Read More

                  Maxaad ka ogtahay saacadihiii u danbeeyay nolosha Qadafi

                  Sirta Oct 19,2012(SDN)-Baaritaano ay sameysay Human Rights Wacth ayaa lagu ogaaday saacadihii u danbeeyay noloshii keligii taliyihii Libya Mucamar Al Qadaafi. Hogaamiyaha Liibiya ayaa maalmihii noloshiisa u danbeeyay waxa uu ku qaatay cabsi,qaboow iyo dunida oo uu ka dhego la’aa. Human Rights Wacth ayaa qisada saacadihii u danbeeyay ka soo xigatay la-taliyihii dhanka amniga ee…

                  Read More

                    Xeerbeegti Minneapolis oo nin Soomaaliya ku helay in uu gacan siiyay dhalin Al Shabaab ku biirtay

                    Minneapolis Oct 19,2012(SDN)-Xeerbeegti dhegeysaneysay dacwad lagu soo oogay nin Soomaaliya oo looheystay in uu gacansiiyay koox dhalina oo Minneapolis ka tagatay oo Shabaabka ku biirtay. Maxamuud Siciid Cumar oo 46 jir ah ayaa lagu helay danbi ah in uu gacan siiyay dhalin Soomaali ah oo Minneapolis oo Soomaaliya tegay kana soo dagaalamay. Maxamuud ayaa sidoo…

                    Read More

                    Saxafiyiinta Muqdisho oo Banaanbax ka dhan ah Guardian iyo Wariye Jamal Cusman dhigay

                    Muqdisho 19/10/2012  (SDN) – Waxaa Maantay Magaalada Muqdisho ka dhacay Banaanbax ka dhan ah Wargeyska “Guardian” iyo Wariye Jamal Cusmaan oo 11kii bishaan Qoraal kasoo qoray Saxaafadda SoomaaliyeedBanaanbaxaani oo ey ka kasoo qeyb galeen dhamaan Wariyeyaasha ka howlgala Magaalada Muqdisho iyo gobolada ayaa looga soo horjeeday Maqaal oo uu Qoray Wariyo lagu Magacaabo Jamaal Cusmaan…

                    Read More

                    Wasiir Duur Oo ka Waramaya Xaaladda Amni Ee Dalka, Hawlgalada Ciidamada Ee Habeenkii, Arrimihii Ugu Adkaa Ee Soo Maray Iyo Qodobo Kale

                    Hargaysa 19/10/2012 ( Xigasho Wargaysa  Geeska Afrika)- Wasiirka Arimaha Gudaha Maxamed Nuur Caraale Duur, ayaa ka xogwaramay amaanka dalka, hawlgalada baadhitaan ee ay muddooyinkan dambe saqada dhexe sameeyaan ciidamada Boolisku iyo arrimo kale. Wasiirka arimaha gudahu waxa uu arimahan kaga hadlay waraysi gaar ah oo uu xafiiskiisa ku siiyay wargayska Geeska Afrika, waxaanu ugu danbayntii…

                    Read More

                      Ibrahim Talaabo:Ambassador Cabdifitaaxoow kolkaanu UCID ku biireyneyna Talo kumaanu weydiisan iminkana kaa dooni meyno(DHEGEYSO)

                      London Oct 18,2012(SDN)-Ibrahim Ducaale Suleymaan “Talaabo”oo ka tirsan guddida Fulinta iyo gollaha dhexe ee UCID ayaa wareysi siiyay shabekada qurbejoog.com ayuu ka waramay safar madaxda xisbiga UCID ku mareen qaarada Yurub. Sidoo kale waxa uu Md Talaabo ka jawaabayaa hadalo ka soo yeedhay “Shakhsiyaad siyaasiyiin sheegta”oo lagu weeraray madaxda xisbiga UCID. HALKAN KA DHAGEYSO [peckplayer…

                      Read More

                        Ra’iisul wasaare Saacdi oo Maanta xilkii kala waregay Ra’iisul W. Hore

                        Moqdisho, 18, Oct, 2012(sdn)-Xaflad si heersare ah loo soo Agaasimay oo ay xilka kula kala wareegayeen Ra’iisul wasaare Somaliya Dr. Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo Ra’iisul wasaarihii hore Dr. Cabdi weli Maxamed Cali waxaan ka soo qayb galay Madaxweynaha Jamhuuriyida Federalka Soomaaliya Prof. Xassan Sheekh Maxamuud, Golaha wasiirada, Xildhibaano, Siyaasiyiin iyo Marti sharaf kala duwan…

                        Read More

                          Marwadii Muj. Ibraahim Koodbuur oo ka ilmaysay xaqiraadda Xukuumaddu kula kacday xuska Mujaahidiinta

                          HargeysaOct 18,2012 (SDN/Hubaal)- Xuska sanad guurada 28aad ee ka soo wareegtay Maalintii Shuhadada SNM ee 17-kii Oktoober, 1984-kii ayaa  shalay lagu qabtay Magaalada Hargeysa. Maalintan oo ku suntan dharaartii ay mujaahidiintii ugu badnayd ee halganka SNM ku shahiideen dagaalkii ay iskaga horyimaadeen tuullada Burco Duurey oo illaa 30Km xadka Somaliland ee Itoobiya kaga quman Hawdka….

                          Read More