Doodii Madaxweyne ku-xigeenada tartanka doorashada madaxtinimada Mareykanka oo aan waxba la isula hadhin
Kentucky Oct 12,2012(SDN)-Dood ay xalay yeesheen musharixiinta xilka madaxweyne ku-xigeenka tartanka doorashada madaxtooyada Mareykanka ayaa waxa ay aheyd mid jilbaha la isku aastay. Musharaxa Xisbiga Dimuqraadiga Joe Biden ayaa si toos ah u weeraray afkaarta iyo qorsheyaasha ay doonayaan in ay Mareykanka ku hagaan. Halka Paul Ryan musharaxa xilka madaxweyne ku-xigeenka ee xisbiga Jamhuuriga uu…
