Xarunta Difaaca Xoriyada Saxaafada ee Dooxa oo deeq Lacaga gaarsiisay Suxuufiyiin ku dhaawacantay Qaraxii Village restaurant

    Muqdisho Oct 10,2012(SDN)-Xarunta Difaaca xoriyada saxaafada ee Dooxa ayaa tiro suxufiiyiina oo qaraxii 20kii September Muqdisho ku waxyeeloobay gaarsiisay deeq lacago ah oo xaaladooda lagula tacaalayo. Xaruntay ayaa suxuufiga la yidhaahdo Cabdulaahi Maxamuud Suldaanka waxa at siisay lacag dhan $2000 ,halka Maxamed Xuseen iyo Cabdikarim Gutaale oo labaduba qaba dhawaacyo kala duwan ay xarunta Dooxa…

    Read More

      Baaxada Baaritaankii ay FBIda Mareykanku ku sameysay Dhalintii Soomaalida ee Minneapolis ka tagtay oo soo shaac baxday

      Minneapolis Oct 10,2012(SDN)-Maxkamada lagu dhegeysanayay maalmihii u danbeeyay magaalada Minneapolis oo nin Soomaali ah lagu soo oogay danbi ah in uu gacan siiyay dhalintii ka tagtay Mareykanka ayaa sawir ka bixisay baaxada baaritaanka ragaa lagu sameeyay. Maxkamada oo gashay maalintii afaraad ayaa waxa lagu soo bandhigay xog ay FBIdu mudo dheer ururimeysay. Sidoo kale waxa…

      Read More

        Nimco Jaamac iyo Heestii Bedel ka deg(Ismaciil Cumar Geelle) bilee Boqortooyo ma ahee

        Ottawa Oct 10,2012(SDN)-Fanaanada weyn ee reer Jabuuti Nimco Jaamac ayaa soo saartay hees ay si toosa fariin ugu direyso Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle. Heestan oo la yidhaahdo Bedel Ka deg Bilee Boqortooyo ma ahee ayaa ereyadeeda waxa curiyay isla fanaanada Nimco Jaamac,hooyadii fanka Jabuuti. “Inaaney Bulshadu Qolxad(bilaawe)kuula bixin ka deg bilee dhaxaltooyo ma ahee,cajiib….

        Read More

          Degdeg: 12 qodob oo ka soo baxay gunaanadka shirkii golaha Wasiirada Somaliland, muxuu yahay ku talogalka xukuumadda ee 2013?

          Hargeysa 9, October 2012 (SDN)- Shir muddo saddex maalmood ah ay golaha Wasiirada iyo madaxda hay’addaha dawladda Somaliland ku qiimaynayeen waxqabadkii xukuumadda ee sanaddihii tegay, ayaa caawa lagu soo gebogabeeyay xarunta Madaxtooyada. Shirka oo uu shirgudoominayay Madaxweyne Siilaanyo, waxa gunaanadkiisii laga soosaaray war-murtiyeed 12 qodob ka kooban, kaasoo lagu sheegay in xukuumaddu fulisay 70% balanqaadkeedii…

          Read More

            SOMALIA: Grappling with road-accidents toll

            HARGEISA, 9 October 2012 (SDN) – The self-declared republic of Somaliland is grappling with an upsurge in traffic accidents, and officials say the trend will likely continue unless the government puts in place measures to curtail them. “About 1,251 road accidents [occurred] in 2004 compared to 2,199 in 2011, causing 75 and 142 deaths respectively,”…

            Read More

              Hargeysa: Nuxurka heshiis ay qalinka ku duugeen Guddiga Diiwaangelinta iyo ururada siyaasadda iyo xisbiyadda u tartamaya doorashada Deegaanka

              Hargeysa 9, October 2012 (SDN)- Guddiga diiwaangelinta ururada siyaasadda iyo axsaabta siyaasaddeed ee Somaliland, ayaa maanta kala saxeexday heshiis ku saabsan hab-raaca kala saarista ururada/xisbiyada u tartamaya doorashada Deegaanka ee loo muddeeyay November 28 2012. Kulan ay guddiga iyo axsaabta siyaasaddu ku yeesheen Hargeysa, waxay si wadajir ah qalinka ugu duugeen qodobo ay isku maandhaaf…

              Read More

                Xukuumada Puntland oo kulan ka yeelatay arrimo ay Amaankuna ka mid yihiin

                Garoowe Oct 09,2012(SDN)-Xukuumada maamul goboleedka Puntland ee dalka Soomaaliya ayaa waxa ay kulan ka yeelatay arrimo dhawr ah oo Amaankuna ugu muhiimsanaa. Xukuumadu waxa kale oo ay kulankeeda ku eegtay hirgelinta nidaamka axsaabta badan ee Puntland lagu wado in ay hirgeliso. Wasiirka warfaafinta Puntland Md Maxamed Caydiid Dirir oo saxaafada uga warbixiyay kulanka ayaa sheegay…

                Read More

                  Oxfarm:Heerka Macluusha Soomaaliya waa ay ka sii dareysa

                  Nairobi Oct 09,2012(SDN)-Hay’ada Oxfarm ayaa war ay soo saartay ku sheegtay in heerka macluusha Soomalaiya ay sii liidaneyso ka dib roobab la’aan iyo caqabado kale oo isbiirsaday. Oxfarm ayaase sheegtay in Soomalaiya aaney ku habsan doonin abaar la mid ah mid sanad ka hor leysay Soomaali badan. “Oxfarm waxa u muuqata biyo yari iyo raashin …

                  Read More

                    Maxkamad Minneapolis ka socota oo sawir ka bixisay waxa ay dhalintii Minneapolis ka tagtay kala kulmeen Shabaabka

                    Minneapolis Oct 09,2012(SDN)-Maxkamad ka socota dalka Mareykanka oo lagu dhegeysanayo dacwad lagu soo oogay mid ka mida dadkii lagu eedeeyay in uu lug ku lahaan kaxeynta iyo gacansiinta dhalinta tagtay. Saalax Cusmaan Axmed oo ka mid ahaa dhalinyaradii tagatay Soomaaliya ee ku biiriyay Shabaabka isla markaana Mareykanka ku noqday ayaa maxkamadu dhegeysatay markhaati furkiisa. Saalax…

                    Read More

                      Guddoomiyaha Guddida Mashruuca Wadada Cad oo u mahadceliyay Haweenka Toronto

                      Toronto Oct 09,2012(SDN)-Guddoomiyaha Guddida Mashruuca dhisida wadada Cad Mudane Cali Ibrahim Muxumad Cali Sanyare ayaa mahadnaq uu u dirayo guddida Haweenka Jaaliyada Toronto na soo gaadhsiiyay. Guddida Haweenka ee jaaliyada Toronto ee reer Hargeysa ayaa maalmahan waday dedaalo ay aduun ugu ururinayaan mashruuca dhisida Madada Cad ee isku xirta Ina Guuxaa ilaa Hargeysa. Deeq ururinta…

                      Read More

                        Somali rebels ban food aid group

                        NAIROBI, Kenya: Militant Islamist rebels in Somalia on Monday announced a ban against another aid group working in a region of Somalia hit hard by hunger. Al-Shabab said on Twitter that it had banned the British-registered aid group Islamic Relief. The extremists accused the group of working with the United Nations’ World Food Program, which…

                        Read More

                          Madaxweyne Siilaanyo oo Siminaarkii uu Wasiiradda uga furay Madaxtooyadda ku magacaabay Lix Guddi oo Golaha horkeena xalka Dalka lagu Dhaqayo

                          Hargeysa 8, October (SDN)- Fadhigii shalay ee Golaha Wasiiradda uga socda maalintiisii labaad Qasriga Madaxtooyadda ayaa lagu qaybiyay Lix Guddi oo ka kooban xubnaha Golaha Wasiiradda, kuwaasoo isku soo duba ridi doona Xalka kama danbaysta ah ee ay Xukuumaddu ka gaadhay halka Geediga Siyaasadeed iyo Horumarin ee Dalku Fooda saari doono, mudada uga hadhay wakhti…

                          Read More

                            Madaxweyne Siilaanyo muxuu ka yidhi shaqsiyadii Abwaan marxuum Gaariye? (Halkan ka daawo sawirada aaska qaran ee loo sameeyay)

                            Hargeysa 08, October 2012 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo maanta ka qaybgalay aas qaran oo loo sameeyay marxuum Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac (Gaariye), ayaa ka waramay aqoontiisa la xidhiidha shaqsiyadii marxuumkaas. Madaxweyne Siilaanyo waxa uu tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelada iyo axsaabtii uu ka baxay marxuum Gaariye oo maanta lagu…

                            Read More

                              President Yoweri Museveni has honoured Independence heroes ahead of the Golden Jubilee independence celebrations slated for Tuesday.

                              (KampalaSDN)Museveni paid tribute to the late President, Yusuf Kironde Lule and Ignatius Kangave Musaazi at a function held in memory of the heroes who fought for the country’s independence at Kololo National grounds in Kampala on Sunday. Musaazi and Lule were buried at Kololo National Grounds after being declared national heroes. Museveni said honoring the…

                              Read More

                                Abwaan Gaariye oo Aas Qaran loogu sameeyay Hargeysa

                                Hargeysa Oct 08,2012(SDN)-Aas qaran oo maanata loogu sameeyay xabaalaha Xeedho isku dubaride Marxuum Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac Gaariye ayaa waxa ka qeybgalay madaxda dalka u sareeysa iyo shicib faro badan. Dhamaan qeybha bulshada Somaliland ayaa aaska qaran buux dhaafiyay tiyoo tiiraanyo ay ka muuqato. Waxa goobta looga duceeyay marxuumka oo eebe looga baryay danbi dhaaf…

                                Read More

                                  African Union, Somali troops seize strategic town of Wanlaweyn

                                  African Union troops and Somali government forces have taken control of the Wanlaweyn town, a former stronghold of al-Shabab fighters. “Somali government forces with the support of African Union Mission in Somalia (AMISOM) troops have secured the strategic town of Wanlaweyn on the Afgoye to Baidoa corridor [in Somalia’s Shabelle region],” AFP quoted commander of…

                                  Read More

                                    Xidhiidhada Ciyaaraha Fudud iyo Kubadda Cagta oo Ka Hadlay Dhaqaale Lagu Eedeeyay In Masuuliyiinta wasaaradda Ciyaaruhu Musuqeen

                                    Hargeysa Oct 08,2012(SDN/Hubaal)-Masuuliyiinta Xidhiidhada Kubadda Cagta iyo Ciyaaraha Fudud ee Somaliland ayaa Jawaab ka Bixiyay War laga baahiyay Wasaaradda Ciyaaraha oo la xidhiidha musuq maasuq wasiirka ciyaaruhu ka sameeyay dhaqaale loogu talo galay in lagu qabto Ciyaaraha gobollada ee dalka ee sanadkan aakhirkiisa ka qabsoomi doona dalka. Guddoomiyaasha xidhiidhada ciyaaraha fudud iyo kubadda cagta oo…

                                    Read More

                                      Ururka Al-Shabaab Oo Sheegay Inay La Dagaalami-doonaan Xukuumadda Uu Soo Dhisayo Raysal-wasaaraha Cusub Ee Somalia

                                      Muqdisho Oct 08,2012(SDN/Hubaal) – Ururka Al-Shabaab ee Dagaalka kula jira Ciidammada Soomaaliya iyo kuwo ajaanibka ah ee taageeraya, ayaa ka hortimid Raysal-wasaaraha cusub ee loo magacaabay Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), oo soo dhisaya xukuumadda Somaaliya ka saarta dhibaatada mudada dheer ka taagan. Ururka Al-shabaab, waxay sheegtay in Raysal-wasaaraha cusub ee Soomaaliya la mid yahay…

                                      Read More

                                        Puntland Oo Shuruud Ku Xidhay Wada Shaqayn Dhexmarta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya

                                        Garoowe Oct 08,2012(SDN/Hubaal)- Maamul Goboleedka Puntland ayaa shuruudo ku xidhay la shaqeyntooda dawlada cusub ee loo dhisayo dalka Soomaaliya, iyadda oo si taxadar leh u soo dhawaysay raysal-wasaaraha loo Magacaabay dorraad. Warsaxaafadeed shalay ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta Puntland, ayaa lagu sheegay in Maamulka Puntland uu xukuumadda Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud kula shaqeynayo hadba sida…

                                        Read More