Xisbiga Ucid oo Hanbalyo Munaasibada Ciidul Adxaha u Diraya dhamaan shacbiwaynaha reer Somaliland
Hargeysa Oct 26,2012(SDN)-Xisbiga Cadaalada & Daryeelku waxaa uu Hanbalyo u dirayaa dhamaan shucuubta muslimiinta gaar ahaan shacbiwaynaha reer Somaliland meelkasta oo ay dunida ka joogaan munaasibada CIIDUL ADXAHA awgeed Sidoo kale xisbiga ucid waxaa uu ilaahey uga rajaynayaa malaayiinka islamka ah ee gudanaya waajibaadka xajkana ilaahey ka aqbalidoono Ciidaa Ciideedana bash bash iyo barwaaqo inagu…
