Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay Wafuud Balaran oo Ka Socda Wasarada Arimaha Dibada Talyaaniga iyo Midawga Yurub

Muqdisho Oct23/12 (SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan SHeekh Maxmuud  ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi balaaran oo ka socda Dowladda Talyaaniga oo uu hogaaminayey Wasiirka Arrimaha Dibadda dalkaasi Gulia Terzi. Madaxweynaha iyo wafdiga Dowladda Talyaaniga ka socday ayaa waxay wada yeesheen kulan qaatay saacado kaasi oo ay uga wada hadleen xiriirka labada wadan iyo…

Read More

    Golaha Wakiilada Somaliland oo durduro ku ansixiyay xeer ay maalmo kooban ka doodeen, fasax 45 maalmood ahna galaya

    Hargeysa 23, October 2012 (SDN)- Mudaneyaasha golaha Wakiilada Somaliland, ayaa durduro ku ansixiyay xeerka mihnadleyaasha Caafimaadka Somaliland oo ay maalmo kooban ka doodayeen wax-ka-bedel iyo kaabis lagu sameeyay. Fadhigii maanta oo uu shirgudoominayay guddoomiye kuxigeenka 1aad ee golahaas Baashe Maxamed Faarax, wax aka qaybgalay 42 mudane oo ka tirsan 82-ka xubnood ee golaha Wakiiladu ka…

    Read More

      Al Shabaab oo u hanjabtay dalka Britain

      Muqdisho Oct 23,2012(SDN)-Kooxda Al Shabaab ayaa fariimo ay ku baahiyeen bogooda Twitter waxa ay ugu hanjabeen dalka Britain oo ay ku eedeeyeen in ay dagaal kula jiraan Muslimiinta. “weerarada ku fool leh Britain waa qaar ka culus kuwii hore loola beegsaday dalkaas”ayaa lagu yiri qoraalka hanjebaada ah. Al Shabaab ayaa sheegtay in ay ujeedadu tahay…

      Read More

        Dagaalo ka dhacay Badhaadhe iyo xaalada oo kacsan

        Badhaadhe Oct 23,20129SDN)-Waxa shalay ilaa maanta ay dagaalo ku dhex mareen degaano ka tirsan gobolka Jubada hoose ciidamada Amisom oo ay weheliyaan ku wa dawlada iyo kooxda Al Shabaab. Dagaaladan oo ka dhacay degmooyinka Badhaadhe iyo kulbiyoow ayaa waxa uu sababy argagax ku dhacay dadka degaanka. Ciidamada Amisom iyo kuwa dawlada ayaa sheegay in ay…

        Read More

          Ma dhabaa in madaxwenihii hore ee Dawlad degaanka Soomaalida Itoobiya loo gudbinayo maxkamada Hague

          Adis Ababa Oct23,2012(SDN)-Warar ay isla dhexmarayaan saxaafada dalkaItoobiyaayaa tibaaxayain haatan lagu guddo jiro baaritaano lagu hayo gabood falo uu hore u geystay madaxweynihii hore ee Dawlad degaankaItoobiya Cabdi Muxamuud Cumar Iley. Cabdi Iley oo haatan ku sugan Adis Ababa ayaa la baarayaa gabood falada ay geeysteen ciidamo si toos ah uga amar qaadanayay oo la…

          Read More

            Qormada Boobe Yusuf iyo Qiimeenta Alasow – Falcelin Sheeko xiiso badan

            Malaha waa ii balwad oo kama joogi karee mar kastoon Computer dul fadhiisto waxaan booqashada ka bilaabaa Halbeegnews.net ,waxaan u sii dhaafaa Waaheen.com kadibna Qurbejoog.com ayaan ku soo afjaraa baadigoobkeeyga xaqiiqa raadinta warar hufan oo ku saabsan dhacdooyinka Somaliland iyo Musuqmaasuqa Maamulka Siilaanyo. Waqti badan kuma lumiyo inaan Website-yada kale ee  Somaliland booqdo hadii aan…

            Read More

              Hawlgalo ay qaadeen ciidamada Somaliland oo Tahriibeyaal lagu qabqabtay

              Lawyacado Oct 23,2012(SDN)-Ciidamada amaanka ee Jamhuuriyada Somaliland ayaa hawlgal ay qaadeen waxa ay ku soo qabqabteen tiro dad ah oo damacsanaa in ay ka tahriibaan xeebaha Galbeed ee dalka. Taliyaha ciidamadaSomaliland Ismaaciil Cawaale ayaa saxaafada u sheegay in hawlgalada ciidamadu qaadeen ay ku soo qabqateen 40ruux oo tahriib damacsanaa. Taliyuhu waxa uu sheegay in dadkani…

              Read More

                Doodii kama danbeysta aheyd iyo Obama oo xilkiisa xejistay

                Raton,Florida Oct 23,2012(SDN)-Madaxweynaha Mareykanka iyo ninka xilkiisa ku socda ee Mitt Romney ayaa xalay yeeshay doodii sadexaad ee kama danbeysta aheyd oo looga dooday siyaasada arrimaha dibedda. Madaxweynaha Mareykankaayaa doodan sadexaad u muuqday in uu si weyn uga soo kabtay arbushkii Romney ee doodii u horeysay ee ay labada nin yeesheen. Obama ayaa xalay u…

                Read More

                  Findland oo laga cabanayo Caruurta Soomaaliya lagu celiyo

                  Helsinki Oct 22,2012(SDN)-Waalidiinta Soomaaliada ku nool dalka Findland ayaa looga cawday in caruurtooda ay dugsiyada ka saaraan Soomaaliyana ay uga soo tagaan. Warbixin ay dhawaan daabacday Helsingin Sanomat axadii ina dhaaftay ayaa lagu soo bandhigay dhibaatooyin ka dhashay dhalinyaro dalkaa laga kexeeyay oo doonaya in Findland dib loogu soo celiyo. Dhalinta waalidiintaa dhashay ayaa Findland…

                  Read More

                    Ethiopia sacks the president of Somali Region

                    The Ethiopian federal government has sacked the president of the Somali regional state according to reports in the regional administrative capital Jigjiga. The ouster of Abdi Mohamud Omar comes on the heels of growing local, regional and international accusations of widespread abuses in the region. Mr Omar has been accused of torturing, killing and the…

                    Read More

                      Success Uncertain for European Training Effort

                      The German soldier is squatting in the Ugandan savanna as 30 pairs of eyes follow the felt-tipped pen in his hand. He is writing the most important commands onto a metal slate, once in English and once in Somali: “Attention” and “Fire.” His muscles twitch under the skin of his tattooed arms, and mosquitoes buzz…

                      Read More