Xaglotoosiye:Weli waxaan ahayhogaamiyaha SSC

    Hargeysa Oct 22,2012(SDN)-Hogaamiyihii jabhada SSC ee dhawaanta nabada qaatay ayaa manta xaflad uu xilka wasiirnimo ee loo magacaabay kula wareegayay waxa uu ka sheegay in weli uu yahay hogaamiyaha jabhadii SSC. Wasiirka wasaarada Dib u dejinta Somaliland Md Saleebaan Axmed Ciie Xaglotoosiye ayaa khudbad uu munaasibada xil la wareegidiisa ka jeediyay waxa uu ku yiri;“Waxaan…

    Read More

      Hargeysa: Madaxweyne Siilaanyo muxuu kala soo laabtay socdaalkiisii Berbera?

      Hargeysa 22, October 2012 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta dib ugu soo laabtay caasimadda Hargeysa, ka dib markii uu socdaal laba maalmood qaatay ku tegay magaalo-xeebeeda Berbera. Madaxweynaha oo shalay socdaal ku tegay magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil, waxa uu maanta iyo subaxnimadii hore ee saaka magaalada Berbera xadhiga kaga…

      Read More

        Raysalwasaraha Somaliya Saacid oo Kulankii Ugu Horeeyey La Yeeshay Ururada Haweenka

        Muqdisho Oct 22.2012(SDN)–Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay haween ka kala socday qeybaha bulshada Rayidka, wuxuuna Ra’iisul wasaaruhu la tashi ballaaran kala sameeyay qaabka loo wajahayo marxaladda cusub ee dalku galay. Ra’iisul Wasaaraha ayaa kulankaan si daah furnaan ah su’aalo u weydiiyeen haweenkii shirka ka soo qeybgalay waxayna…

        Read More

          Xaaladda caafimaada ee Wariye Tuuryare oo ka hawlgala qurbojoog.com oo ka soo raynaysa sidii hore

          London Oct 22.2012(SDN) Wariye Maxamed Maxamuud Tuuryare oo ka mid ah Saxafiyiinta ka howlgala Idaacadda Shabelle iyo qurbojoog.com ayaa xaaladiisa caafimaad soo hagaagaysa, kadib markii Wariyahaasi ay xalay Maqribkii ku dhaawaceen kooxo Hubaysan, xilli uu ku sii socday gurigiisa oo ku yaala Degmada Wadajir. Maxamed Maxamuud Tuuryare ayey kooxo hubaysan waxay rasaasta uga dhufteen caloosha…

          Read More

            SAMO-TALIS: Taariikhda iyo Talo-nabadeedka Xaaji Cabdi-Waraabe, Qalinka Siciid M Gahayr Qaybta 2aad

            Amintii uu aabbihii geeriyooday waxa Xaaji Cabdi hooyadii dumaalay adeerkii Cilmi Yuusuf, oo sidoo kalena la wareegay xilkii caaqilnimada ee uu hayay Xuseen Yuusuf, waxaanay u dhashay shan carruur ah oo ay xagga hooyo Xaaji Cabdi ka walaalo ahaayeen. Milaygii uu geeriyooday Caaqil Cilmi Yuusuf, waxa jagadii caaqilnimada qabtay Xaaji Cabdi walaalkii oo da’ ahaan…

            Read More

              Al Shabaab oo Hoobiye ku garaacay Afmadoow

              Afmadow Oct 22,2012(SDN)-Meliishaadka kooxda Al Shabaab ayaa madaafiicda Hoobiyaha loo yaqaano ku garaacay magaalada Afmadoow ee gobolka Jubadda Hoose. Magaalada Afmadoow ayaa waxa haatan gacanta ku haya ciidamada dawlada Soomaaliya. Hoobiyeyaasha lagu garaacay guddaha magaalada Afmadoow ayaa gebi ahaan ku dhacay goobo dad rayid ahi ay ku noolaayeen. Waxaan weli cadeyn baaxada khasaaraha dhabta ah…

              Read More

                Bulshada Soomaaliyeed oo ka xumaatay toogashadii wariye Tuuryare

                Muqdisho Oct 22,2012(SDN)-Bulshada Soomalaiyeed ayaa si weyn uga xumaatay weerarkii wuxushnimada ahaa ee xalay loo geystay wariyaheena Muqdisho Maxamed Maxamuud Tuuryare. Wariye Tuuryare ayaa xalay laba ruux oo bastoolado ku hubeysani ay ku weerareen xaafada xaawo taako ee degmedda Wadajir ee magaalada Muqdisho. Fariimo faro badan oo na soo gaadhay ayaa muujinaya sida qeybaha kala…

                Read More

                  Ilaalada Madaxtooyada Somaliland oo gaadhi rasaas ku riday

                  Hargeysa Oct22,2012(SDN)-Ilaalada Madaxtooyada Somaliland ayaa xalay fiidkii la maqlay rasaas faro badan oo ay ku rideenmid ka mida gawaadhida isticmaasha wadada hor marta qasriga madaxtooyada Hargeysa. Gaadhigan oo ah kuwa rayidka ayaa si kedis ah ugu weebday gidaarada difaaca kadinka Madaxtooyada oo askari dhoobneyd. Ilaalada ayaa tacshiirad huwiyay gaadhiga,masaafo yar dabadeedna gaadhiga ayaa joogsaday. Gaadhigan…

                  Read More

                    Oradyahanka Mohamed Farax Ayaa Waxa uu La kulmay Matankisii oo Dhawan soo garay London

                    London 22/10/2012 (SDN) Sida ay qortay jaraidada jariirada caanka ah ee The Sun Ayaa waxay tilmaamtay hadalo ay waydisay In Mohamed Farax  waxay ku bilawaday hadaladan oo ay Qof Ayaa wax iga waydiyey Mataankayga Xasan , waxaan ugu jawaabay ma garanayo waxaad ka hadlayso. Hadaan odhan lahaa haa, su’aalo ayey igu wareerin lahaayeen. Waxaan doonayey inaan ciyaaraha…

                    Read More

                      Cabdirahman Ubaxle oo Gudoomiyaha Qurbajooga isku Sheegaya ,Hadana Madaxdii Tv-ga Qaranka Somaliland Aflagadeynay.

                      Jini Boqor Cabdirahman Ubaxle oo Gudoomiyaha Qurbajooga  isku Sheegaya ,Hadana  Madaxdii Tv-ga Qaranka Somaliland Aflagadeynay. Marka hore waxaan Salaan u dirayaa dhamaan Shacabka reer Somaliland iyo bahda Saxaafada Meelkasta oo ay Dunida Dacaladeeda ka Joogaan. Maalmahan  ugu Danbeyey waxaad Shabakadaha wararka  ku arkeyseen Aflagaadada iyo Ceebeen isdaba joog ah  oo lagu hayo Dhalinyarada ka hawlgasha…

                      Read More

                        Xooghayaha Joogtada Ah ee Xafiiska Raiisul wasaaraha oo maanta xilkii

                        Mogadisho, 21, Oct, 2012(SDN)Agaasimhii hore ee xafiiska Ra’iisul wasaaraha Mudane:Cabdishakur Maxamud Climi  ayaa maanta si rasmi ah xilka ugu wareejiyey Xooghayaha Joogtada ah ee dhawaan loo magacaabay Xafiiska Ra’iisul wasaaraha Dr. Faarax Cabdi Xassan waxaana xil wareejintaas goob joog ka ahaa Ra’iisul Wasaaraha, Soomaaliya Dr. Cabdi Faarax Shirdoon, Wasiiru Dowlaha XRW Dr. Cali Nuur Ducaale,…

                        Read More

                          Another Somali Journalist wounded in an attack

                          Mogadisho -A Somali reporter for a popular Radio Station and a leading website has been attacked in Mogadishu last night. Gunmen attacked Mohamed Mohamoud Tuuryare of  somalidiasporanews.com and Shabeelle Radio  at Medina district in Mogadishu. According to witnesses Somali security apparatus rebelled the attackers,but got away without any arrest. Mohamed is in the critical wing of…

                          Read More

                            Maanta waa 21/October waa maalinkii uu dalka Somalia ka hirgalay kacaankii ciidamadu hogaaminayeen

                            Maanta waa 21/October waaa maalinkii uu dalka Somalia ka hirgalay kacaankii ciidamadu hogaaminayeen. Hadaba waa muhiim in aan xasuusno Kacaankaas oo dalka Somalia ka hirgaliyay hormaro badan oo la taaban karo. Sidoo kale kacaankaas waxaa lagu eedayaa in uu kow ka ahaa bur burkii dalka. Hadaba aniga oo maanta Xusaya Maalintaan Taarikhiga ah aan ku…

                            Read More

                              War Deg dega:Wariyeheenii Muqdisho Tuuryare oo caawa la dhaawacay

                              Muqdisho Oct 21,2012(SDN)-Waxa caawa fiidkii magaalada Muqdisho koox hubeysani ay ku bartilmaansatay wariyaheenii magaalada Muqdisho Maxamed Maxamuud Tuuryare(SHULUNGE). Rag Hubeysan oo ayaa suxuufiga bartilmaansaday kiyoo ka soo baxay Masjid uu salaada cishaaiga ku tukaday. Wariyaha oo qaba dhaawac rasaas ah oo ay burcadu kala dheceen dusha sare ee jirkiisa, Wariye Tuuryare ayaa haatan la dhigay…

                              Read More

                                Nothing can justify the murder of journalists

                                By: Concerned Somali Journalist MOGADISHU, Oct. 21— As the emotional  effusions caused by the Jamal Osman’s Guardian piece has now subsided a bit, it seems the right moment  for those affected by the unsubstantiated claims in the article to have their say and voice their objects to the content and implications of what the writer…

                                Read More

                                  Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxmuud SIlaanyo oo Saaka u anbabaxay Socdaal aan hore loo shegin ku tagay Berbera

                                  Hargaysa oct21/10/2012 Madaxwaynaha somaliland ayaa saaka subax u ambabaxay gobalka saxil ee xaruuntisa Berbera safarkan oo aan hore loo sii shacin ayaa waxa la shegay in madaxwaynahu u safarkiisani ku wajahan sidii uu u soo furi lahaa mashaaric ay baryahan danbe laga fulinayay caasimada gobolka saaxil ee barbara iyo garoonka kubada cagta ee dhaawaan dhismahiisu…

                                  Read More