Month: November 2012
Gudoomiyaha Ururka la Dagalanka Qabyalada Somaliland oo ka Ka Hadlaya Waa maxay QABYAALADDU….? Se Maxay yihiin QABIIL,iyo QARANKU…….?????
AUSTRALIA Nov17/12(SDN) waraxmatulaahi Wabarakat,Dhamaan: Ururka Isku Xidhka Bulshada Somaliland iyo Ladagaalanka QABYAALADDA,damaantiin waad salaamantii,mar labaadna waad ku mahadsantiin isku duubnaanta aad wax u wada qabanaysaan ee aad u wada diyaar tihiin QABYAALADDA inaad aastaan oo aydin xabaal ku hubsataan,Taasi waa mid. Waxaa kaloo salaan qaaliya oo khaas ah iga muda gudoomiyaha SATO ee UK Mr: Cawaale…
Dagaalka Gaza oo lagu Imtixaamayo Xukuumada Islamiga ee Masar
London Nov 16,2012(SDN)-Dagaalka guran ee ay dawlada Yuhuudu ku qaaday marinka Gaza ee ay ka arrimiyaan xoogaga Xamaas ayaa waxa uu imtixaankii u horeyay u noqonayaa xukuumada Ikhwaanka ee sida sharciga ah loo doortay ee ka arrimisa dalka Masar. Hogaamiyihii hore ee Masar ayaa hore u indhaha uga qarsan jiray rabitaanka shacabkiisa had iyo gooraale…
Musharrax Maxamed-Calooley oo Reer Hargeysa U Soo Jeediyey Qorshe Cad oo Lagula Xisaabtamo Masuuliyiinta Dawladda
Hargeysa Nov 16,2012 (SDN- Musharrax Maxamed Axmed Maxamed Jaamac Ismaaciil oo Calooley loo yaqaan, kana mid ah Musharraxiinta Caasimadda Hargeysa uga tartamaya urur siyaasadeedka DALSAN ayaa bulshada reer Hargeysa, gaar ahaanna dhalinyarada ku boorriyay inay hankooda muujiyaan oo ay cududooda kula xisaabtamaan madaxda qaybaha kala duwan ee laamaha dawladda. Musharraxa oo shalay khudbad baraarujin iyo…
Nuxurka Warsaxaafadeed ay soosaartay hay’adda ilaalinta Xuquuqal-insaanka ee Horn Watch
Hargeysa 16, November 2012 (SDN)- Iyadoo ay haatan ka hadhsan tahay in ka yar 2 wiig maalintii ay sheegeen in Somaliland ay ka dhacayso doorashadii sanadaha faraha badan mudo dhaaftay ee golayaasha deegaanku, ayaa marka loo dhabogalo qaabka diyaargarawgu u socdo, habdhaqanka ka baxsan nidaamka dimuquraadiga ee ay u dhaqmayso xukuumada Madaxwayne Siilaanyo, xilgudashada xubnaha…
Mareykanka oo soo dhaweeyay ansixinta xukuumada cusub ee Soomaaliya
Washington Nov 16,2012(SDN)-War ka soo baxay wasaarada arrimaha dibedda ee dalka Mareykanka ayaa looga waramay ansixintii xukuumada cusub ee Soomaaliya iyo nooca wada shaqeyn dhex mari doonta Mareykanka iyo Soomaalida. Dawlada Mareykanka ayaa soo dhaweysay taariikhina ku sheegtay sida aqlebiyada leh ee Baarlamaanku ansixiay gollihii xukuumada ee dhawaanta la soo dhisay. Sidoo kale qoraalkan ka…
Ciidamada Badda ee NATO oo gaaf wareegaya xeebaha Soomaaliya
Hobyo Nov 16,2012(SDN)-Ciidamada badda ee xulufada NATO ee ku hawlan la dagaalanka burcad badeeda Soomaalida ayaa todobaadkan qaaday hawgalo ay ku tagayaan xeebaha Soomaalida. Hawlgalada ayuu taliska NATO ku sheegay mid looga gol leeyahay in lagu hor joogsado dhaqdhaqaaqa burcad badeedu ka wado badaha ku dhaw dhaw Soomaaliya. Maraakiibta dagaalka ee NATO ee HNLMS Rotterdam,…
Somali women’s religious rights abused inside Somali embassy in Kenya
Among all other things, it is undisputed that Somalia’s new constitution recognizes the country as a Muslim nation with every citizen having their rights to practice his/her Islamic religion. After its adoption last August, many intellectuals applauded, with top government officials vowing to uphold it. Many Somalis were proud of such constitution that recognizes human…
National Theatre Wales launches 2013 season with production rooted in Cardiff’s Somali community
De Gabay is a three-day exploration of the Butetown area of Cardiff – a part of the city renowned for its diversity and rich history. The site-specific work runs for three days and will be streamed online, moving from private living rooms to the boulevards of Butetown in a part of the city formerly known…
Saluuga Dadwaynaha iyo Salbabakha Dawladda
Waxaa la yaab leh sida idha adayga ah ee dadka qaar ay u difaacayaan dhaliilaha muuqda ee dadwaynuhu iyo mucaaridku u soo jeediyaan dawladda. Waxaa fiicnaan lahayd in ay waayaha jira ee muuqda wax ku qaadataan oo aay dalka guud ahaan eegaan in cabashadu saamaysay iyo inkale. Haddaba dhaliisha madaxda Ururka Ummadda iyo Xisbiga UCID…
Madaxweynaha Soomaaliya oo bedelay mowqifkiisa ku wejahan Dhuxusha Kismaayo laga dhoofiyo
Muqdisho Nov 16,2012(SDN)-Madaxweynaha Dalka Soomalaiya ayaa bedelay mawqifkiisii hore ee ku wejahnaa dhuxusha laga dhoofiyo ee ay Qaramada Midoobey mamnuucday,dawlada Soomaaliyeedna ay qudheedu manuucday. Dhuxusha dhoofinteeda la mamnuucay ayaa inteeda badan laga dhoofin jiray dekedda magaalada Kismaayo oo ay ka arimin jireen kooxda Al Shabaab oo aduun badani uga soo xaroon jireen. Sadex todobaad ka…
Central Ohio Somali Community Warned About Man On FBI’s ‘Most Wanted’ List
COLUMBUS, Ohio – The FBI has added a new name to its list of Most Wanted Terrorists. They are also warning the local Somali community to be on alert. Omar Shafik Hammami is a US citizen, a native of Alabama. He was placed on the FBI’s “Most Wanted” list. According to the FBI, Hammami left…
Soomaalida Ohio ku nool oo FBIdu uga digtay Al Amriki,maxey tahay sababtu?
Columbus Nov 16,2012(SDN)-Ciidamada FBIda ayaa diwaan ay dhawaan soo saaratay oo lagu magacaabay argegixisada caalamka ayaa waxa lagu xusay magaca mid ka mida dagaalyahanada Ajaanibka ah ee Shababka ka garab dagaalama. Cumar Shafiq Xamamai oo Alabama ku dhashay oo Soomaaliyana looga yaqaano Al Amriki oo 2006dii Soomalaiya u tegay in ka dagaal galo ayaa looga…
Somali president in u-turn over U.N. charcoal ban
(Reuters) – Somalia’s president has reversed course on what to do about millions of sacks of charcoal stockpiled in former rebel strongholds and now says they can be exported despite a U.N. embargo on the trade. Hassan Sheikh Mohamud three weeks ago fully backed a U.N. ban imposed in February aimed at cutting off funds…
Heesta Nasashada Qurbojoog Fanaankii Maxamed Warsame Qasali iyo Hestii Ilwaad
Heesta Nasashada Qurbojoog Fanaankii Maxamed Warsame Qasali iyo Hestii Ilwaad Dawsho Wacan
OGEYSIIS…..DAAH-FURKA XAFIISKA URURKA WADDANI IYO XAAFADA WOOLWICH LONDON
OGEYSIIS…..DAAH-FURKA XAFIISKA URURKA WADDANI IYO XAAFADA WOOLWICH LONDON Ogaysiis Ku socda Jaaliyadda reer Somaliland ee London Siiba Tageerayaasha Ururka WADDANI . Waxaa dhamaan Jaaliyada reer Somaliland ee ku nool London iyo Nawaaxigeeda lala socodsiinayaa in Maalinta Jimcaha ee 16.11.2012 in lagu qaban doono Daah-furka xafiiska Ururka Waddani xaafadda Woolwich London oo ay marti inoogu yihiim madax badan oo ka tirsan Ururka Waddani….
Madaxweyne Siilaanyo Oo Jaamacada Camuud Ay Ku Sharaftay Shahaada Sare ee PHD Hargeysana Ku Soo Laabtay + SAWIRO
Hargeysa 15-11-2012-(SDN) Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa galabta ku soo laabtay caasimadda Hargeysa, ka dib markii uu socdaal shaqo oo uu laba maalmood ugu maqanaa xarunta Awdal ee Boorame. Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) wuxuu saaka booqdayXarumo kala duwan oo ku yaalla magaalada Boorame waxaana madaxweynaha Shahaadada P H D…
XAFLADDII UCID EE MAGALADDA OTTAWA, CANADA(DAAWO SAWIRADA)
Ottawa Nov 15,2012(SDN)-Waxaa magaala madax dalka Canada, Ottawa lagu qabtay habeenkii Sabtidii November10/2012 xaflad ilyartu isqabatay oo lagu taageerayo xisbiga ucid iyo Hogaankiis cusub.(Hogaanka dhalinyarada cusub ee aqoonta leh) Xafladaas oo ahayd mid si heer sare loo soo agaasimay oo I qiimo badan la iskugu duba riday hadaba. Waxaana isku duba ridaayey oo xidhiidhiye u…
SUG CADCEEDDA MAQAN; W/Q: Maxamed Saleebaan Cumar
Maxamed Saleebaan Cumar Muran kama joogo inaynnu ka isirannahay dhoobadii laga abuuray aabbaheen Aadan. Dadka oo dhami way siman yihiin, ma kala sarreeyaan, mana kala sed roona. Waxay ku kala mudan yihiin kaalinta ay nolosha kaga jiraan iyo sida ay uga jawaabi karaan ujeeddooyinkii loo abuuray. Kuwa tookha badan, kuwa faana, kibra ama qabka iyo…
Gudoomiyaha Xisbiga Caddaalada & Daryeelka UCID,iyo masuuliyiinta Xisbigaas oo ummadda Islamka ka hambalyeeyay sanadka cusub
Hargeysa Nov 15,2012(SDN)-Masuuliyiinta sare ee xisbiga mucaaridka ee UCID ayaa guud ahaan ummadda Islamaka ka hanbelyeeyay bilashada sanadka cusub ee Hijriyada. Qoraal ay ummadda saxaafada u mariyeen masuuliyiinta UCID oo nuqul ka mida ayna soo gaarsiiyeen ayaa u dhignaa sidaan; Gudoomiyaha Xisbiga Caddaalada & Daryeelka UCID, Gudoomiye ku Xigeenada Xisbiga, Murashaxa Madaxweynaha iyo Murashaxa Madaxweyne…
