Xukuumadda Somaliland oo Baaq ka Soo Saartay Taageerayaasha Baabuurta Ka Lusha

    Hargeysa Nov 20,2012 (SDN/Hubaal)- Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland Cali Siciid Raygal, ayaa ugu baaqay Dhalinyarada wakhtiga ololaha baabuurta guudka uga baxda inaanay naftooda halis galin, anshaxa iyo nidaamkana ilaaliyaan, isla markaana si nabad-gelyo ah u banana-baxaan wakhtiga ay ololaynayaan. Wasiiku waxa kale oo uu madaxda ururrada iyo axsaabta ku booriyay, inay dhalinyarada ay…

    Read More

      Ban Ki Moon oo xabad joojin degdega ku dhawaaqay

      New York Nov 20,2012(SDN)-Dagaalak Gaza ayaa maalintiisii 6aad galey, Qaraxa iyo uurada gantaalaha  ayaa isla subaxan Axada ah laga arkayaa dalacada magaalada Qasa,  waxaana ila hada la xaqiijiyey dhimasha 80 iyo dheerad Falastiniyiin ah iyo 3 Yuhuuda dhoorka leh ah. Maalintii Axada ayey aheyd maalintii ugu geerada badneyd waxaana dhintey ina ka badan 30 qof…

      Read More

        Madaxwayne Ku Xigeenkii Somaliland Oo Fiidnimadii Caawa Gaadhay Magaalada Boorame Si Wayna Loogu Soo Dhaweeyey

        Boorame 19-11-2012(SDN)-Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland oo gaadhay Magaalada Boorame ee Xarunta Gobolka Awdal isaga oo Madaxwayne Ku Xigeenka ka kicitimay Caasimad Hargeysa una caraabay Boorame Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Md. C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa makhribkii caawa gaadhay magaalo madaxda gobolka Awdal ee Boorame. Waxaana halkaasi ku soo dhaweeyay Badhasaabka Gobolka Awdal Axmed Xadi Sidci,…

        Read More

          Guddiga Diiwaangelinta Ururada Siyaasada Oo Ka Hadlay Qaabka Ay U Kala Saaridoonaan Ururada Iyo Xisbiyada U Tartamaya Doorashada Deegaanka

            Hargeysa 19-11-2012(SDN) Guddiga Diiwangelinta Somaliland ayaa ka hadlay sida ay u kala saarayaan Ururada iyo Xisbiyada kala duwan ee u tartamayaa doorashooyinka golayaasha deegaanka  ee maalmaha fooda inagu soo hayaa lagu wado in ay ka qabsoomaan dhaman gobolada iyo degmooyinka  dalka oo idil. Guddoomiyaha diwaan-gelintu waxa uu sidaas ku sheegay shir jaraa’id oo uu…

          Read More

            How a goat and a handshake could save Somalia

            HARGEISA, Somalia — To the outsider, haggling for sheep in the livestock market here might look like an elaborate secret handshake. Two men lay a piece of cloth over their grasped hands and begin negotiating the price in silence, their eyes fixed on one another. Sequences of squeezes, pinches and clasps of fingers, knuckles and…

            Read More

              Waa tix Gabaya oo la magac baxayday Dookh oo ay soo Saartay Abwanada Marwo Caasha Luul Maxmuud

              London Nov19/12 Abwanada Caasha Luul Maxmuud oo soo gaadhsisay qurbojoog.com Gabay la magacac baxay  Dookh .   Haddaanad gabayga deelqaafka iyo dari ka saaray nin Dalabtiyo haddaan laga midh tirin diniqa aan muuqan Meeshii dahsoonayd haddaan lagu daqiiqaynin Doogtiyo haddaan lagu laf gurin dakharadii raagay Darar laga ma maallo tixuu dufan ma yeeshaane Aan dareersho…

              Read More

                Qaar Ka Mida Madax Dhaqameedayada Gobolka Saaxil Oo Komishanka Ka Dalbaday In Goobaha Codaynta Loo Kordhiyo

                Berbera 19-11-2012-(SDN)- Qaar ka mid ah Cuqaasha iyo Salaadiinta Gobolka Saaxil ayaa baaq ku aadan doorashada u diray Komishanka Doorashooyinka Somaliland. Salaadiintan ayaa waxa ay Komishanka ka baaqooda kaga dalbadeen in gobolka Saaxil loo kordhiyo goobaha cod bixinta ee gobolkaasi, iyaga oo sheegay in sanadadii hore ee doorashadu dhici jirtay ay ku soo beegantay xili…

                Read More

                  Xaaji Cabdi Waraabe oo Loo Doortay Guddoonka Guddida Joogtada Ee Guurtidda

                  Hargeysa 19, November 2012 (SDN)- Xaaji Cabdi Xuseen (Cabdi-Waraabe) Xildhibaanada Golaha Guurtidda, ayaa Shalay loo doortay inuu noqdo Guddoomiyaha guddida joogtada ah Golehaasi. Kulan ay isugu yimaadeen Saddex iyo labaatan ka mid ah afar iyo labaatanka xubnood ee guddidaasi kooban ayaa waxa jawigii madashu is bedelay kadib markii ay tanaasuleen laba xubnood oo jagadaas ku…

                  Read More

                    Koox hubaysan oo aan haybtooda la garanayn ayaa goor dhowayd waxay labo askari oo ka tirsan ciidanka milateriga Kenya ku toogatay magaalada Gaarisa

                    Kenya Nov19/11/12 Koox hubaysan oo aan haybtooda la garanayn ayaa goor dhowayd waxay labo askari oo ka tirsan ciidanka milateriga Kenya ku toogatay magaalada Gaarisa ee xarunta gobolka Waqooyi-bari Kenya, sida uu ku soo warramayo weriyaha Bar-kulan ee gobolkaas. Dilka ayaa lagu soo warramayaa inuu ka dhacay agagaarka dugsiga sare ee Garissa High School. Dableydii dilka…

                    Read More

                      Wefti Ka Socda Golaha Guurtida Somaliland Oo Safar Ku Marayaa Gobolada Galbeedka Kulano Kula Duwana La Yeeshay Madaxdhaqameedyo wax Garad Kale

                      Hargeysa 19-11-2012 (SDN)-Wefti ka socda Golaha Guurtida ee Somaliland ayaa maanta xarunta  dowlada Hoose ee Magaalada Boorame madax dhaqameedyada Gobolka Awdal iyo wax garad kale ee ka soo jeeda Gobolka Awdal . wararka aanu helayno ayaa sheegeya in weftigan ka socda Aqalka Odayaasha Somaliland  ula jeedkiisu ahaa sidii ay uga wada hadli laheen madax dhaqameedka…

                      Read More

                        Hal-abuurka Da’ada yar ee Jaamac Xandule oo tix gabaya oo la yidhaa”maxaaan balan dhaar ku qaaday”soo bandhigay

                        Fulda Nov 18,2012(SDN)-Hal-abuurka Da’ada yar ee Qurbejooga ah ee Jaamac Maxamed Xandule ayaa tix gabaya caawa soo bandhigay,tixdan oo la yidhaa “Maxaan Balan Dhaar ku Qaaday”. Abwaanka ayaa somalidiasporanews.com/qurbejoog.com u sheegay in tixdu ka warameyso”wiil jecelaa wax badan gabdh,oo ay uu joojin waydeey, see nabsi waa balaayee… marku ka sii jeedsaty oo gabdh kale helay…

                        Read More

                          Tuulada Bilcile: Dad Ku Sumoobay Hilib Neef Geel Ah Oo La Soo Gaadhsiiyey Cusbitaalka Guud Ee Magaalad Burco

                          Tuulada Bilcile :18-11-2012-(SDN)- Guddoomiyaha degmada Dururuqsi ee gobolka Tog-dheer Axmed Cabdi Cabdilaahi, ayaa sheegay in tuuladda Bilcille ay xalay dad ku sumoobeen hilib awr lagu qalay halkaasi. Guddoomiyaha oo aanu la xidhiidhnay ayaa sheegay in dadkani ay sumoobeen ka dib markii ay cuneen neef geella oo la qalay oo aan la xaqiijin inuu xanuunsan hayay…

                          Read More

                            Qarax Lala Beegsaday Gaadhi Dhex marayey Xaafada Islii Ee Magaalada Nirobi Iyo Rakaabkii Oo Dhaman Ku Dhintay

                            Nirobi 18-11-2012(SDN)- Ugu yaraan lix qof  oo rakaab ahaa ayaa ku dhintay qarax aan la sheegin waxa   dhaliyey oo ku qarxay  gaadhi marayay xaafada Islii ee Magaalada Nairobi oo ay Soomaalidu degto. Qaraxa ayaa gaadhigan yar qabsaday xilli uu marayay meel u dhaw Kiinasad ku taalla xaafada , waxaana dhintay dhaaman dadkii saarnaa  ay…

                            Read More

                              Guddiga Wanaag Farista Somaliland Oo Asxaabta Uga Baaqay In U Hogaansaman Natiijada Doorashada Ka Soo Baxda Komishankana Kula Dardaarmay In Ay Cadalaad Ku Dhaqman

                              Hargeysa 18-11-2012-(SDN)- Guddida  Wanaag Farista iyo Xumaan Reebista Somaliland, ayaa ugu baaqay dhinacyada ku tartamaya doorashada Goleyaasha deegaanka in ay u hogaansamaan  natiijada doorashada,iyaga oo guddida doorashada ugu baaqay in ay si cadaalad ah doorashada u qabtaan. Qoraal ka soo baxay guddida ayaa u dhignaa sidan: 1. Qodobka koowaad ayaa Gudida wanaag faristu waxay u…

                              Read More

                                Guddiga Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Ku dhawaaqay Sanaadiiqda Codaynta ee Dalka Oo Ah 1844 Sanduuq

                                Hargeysa 18-11-2012-(SDN)Guddiga Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa maanta ku dhawaaqay tirada Sanaadiiqda ee Dalka lagu gelidoono Doorashooyinka Golayaasha Deegaanka ee hada dhowr maalmood uun ay ka xigto dhicidooda. Gudoomiyaha Guddiga Komishanka Doorashooyinka Somaliland Md Ciise Yuusaf Xamari oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegey in ay si rasmi u soo saareen tirada sanaadiiqda cod bixinta ee…

                                Read More