Raysal Wasare ku Xigeenka ahna Wasiirka arimaha dibeda Somalia Fowsiyo Yuusuf oo safarkii ugu hooreyey ugu ambabaxday dibeda

    Muqdisho Nov 14/12 Raisul wasaare ku-xigeenka ahna wasiirka arimaha dibeda ee xukuumada cusub ee Somalia Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan ayaa maanta ka ambabaxday garoonka dayuuradaha Aadan cadde ee magaalada Muqdisho iyadoo ku sii jeeda magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti. Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan ayaa hogaamineysa wafdi lagu wado in dowlada Somalia ay uga qeyb galaan…

    Read More

      Madaxwaynaha Somaliland Boorame Gaadhay Kulan La Yeeshay Qaybaha Kala Duwan Ee Bulsha Sidoo Kale Xadhiga Ka Jaray Mashaariico

        Boorame 14-11-2012-(SDN)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyay magaaladda Boorame ee gobolka Awdal, waxaana waddooyinka iskugu soo baxay soo dhawayntiisa kumanaan ka mid ah dadweynaha ku dhaqan magaaladaasi, kuwaasi oo u muujiyay siday ugu niyadsan yihiin madaxweynaha. Madaxweynaha Somaliland waxa uu xadhiga ka jaray dhismaha waddo…

      Read More

        Waxan kula Dardaarmayaa Shacabka Hantida Keliya Ee Ay Somaliland Haysataa Waa Nabada In La ilaaliya Oo Ciidamada Amaanka Lala Sheegya Gudoomiyaha Golaha Wakiilada

        Hargeysa 14-11-2012 (SDN) Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro ayaa shacabka ku dardaarmay in ay nabada ilaaliyaan isla markaana feejignadaan oo wixii ay dareemaayan ay Ciidamada amaanka soo gaadhsiiyaan . Gudoomiyaha oo ka hadlayey Xaflad lagu soo dhawaynayey Masuuliyiinta iyo taageerayaasha Urur Siyaasdeedka JAMHUUGa oo ku Soo biiray Ururka WADDANI ayaa shacabka…

        Read More

          Isbahaysiga WADDANI Oo Maanta Xaflad Soo Dhawayn Ah U Sameeyey Ururka JAMHUURIGA Oo Ka Koobna Dhowr Urur Siyaasadeed

            Hargeysa 13-11-2012(SDN)- Isbahaysiga Ururka WADDANI ayaa maanta Xaflad Soo dhawayn ah u sameeyey Masuuliyiintii Urur Siyaasadeedkii JAMHUURIGA ee hore ugu hadhay kala reebistii Shuruudihii ay  Guddiga Diiwaangelinta ururada Siyaasada  ku kala reebeen halka qaarna u soo baxeen tartanka Doorashada Golayaasha Deegaanka ee lagu wado dhamaadka bishani in ay ka dhacaan guud ahaanba gobolada iyo…

          Read More

            Jamaal Cali Xuseen:Rag cadaalad waayey Sidii Cowsha kala yaac,waxaan leeyahey may aheyn inaad Xamar u yaacdaan haseyeeshee, waxey aheyd inaad dalkiina ka dhex dagaalantaan

            Tog-Wajaale Nov 14,2012(SDN)-Musharaxa xilka madaxweynenimo ee xisbiga UCID Md Jamaal Cali Xuseenayaa khudbad xasaasiya ka jeediyay ololihii xisbigiisu ku qabtay magaalada Togwajaale. Jamaal ayaa waxa uu si ba’an u weeraray habdhaqanka xukuumada iyo xisbiga Kulmiye,hadaladii uu Togwajaale uga jeediyay taageereyaasha xisbiga UCIDna waxa ka mid ahaa; “Aqbali mayno Cadaalad daro in nalagu sameeyo Waayo Xisbigii…

            Read More

              Magacaabistaydii iyo Maagistaydii Laba Isku Lammaanaa “Boobe Yuusuf Ducaale” (Qormadiisii 33aad)

              Hargeysa 14-november 2012-(SDN) – Aniga oo ku dhex jira soo-ururintii taxanahaygan kooban (Re-cap), ayuu ila taraaray Qodobkii Hanti-dhowrka iyo Hanti-dhowraha Guud. Run ahaantii waa qodob xiiso leh oo mudan in lagu talax-tago, maxaa yeelay Hay’ad ay ahayd in ay u adeegto maamul-wanaagga ayaa laga yaabaa in loo adeegsaday maamul-xumaynta iyo khal-khalinta hay’adaha Qaranka. Immisa sannadood…

              Read More

                The Somali Connection

                To what extent is the CIA still involved in detaining and interrogating terrorist enemy combatants? Yesterday we noted that past Petraeus paramour Paula Broadwell had claimed on Oct. 26 that the agency was holding three Libyan detainees in Benghazi at the time of the 9/11 attacks there. Fox News Channel’s Jennifer Griffin mentioned the three detainees…

                Read More

                  UN envoy welcomes Somali parliament’s endorsement of new cabinet as an ‘important milestone’

                  The United Nations top political official for Somalia today welcomed the recent endorsement by the East African country’s parliament of a new cabinet, the so-called Council of Ministers. “This is another important milestone in the history of Somalia – the appointment of clean slate of just ten Ministers conclusively demonstrates the will of the Somali…

                  Read More

                    Magacaabida Fawsiya Yusuf Xaaji iyo munaafaqada xukuumada Siilaanyo

                    Toronto Nov 14,2012(SDN)-Magacaabidii loo magacaabay Fawsiya Yuusuf  Xaaji Aadan wasiirka wasaarada arimaha dibedda ee dalka Soomaaliya waxa diidmo ku qaabilay masuuliyiin ka tirsan xukuumada Madaxweyne Axmed Siilaanyo. Siyaasiyiinta ka hadlay maacaabida Fawsiya ayaa intooda badan hadaladoodu u badanaayeen qaar isu muujinaya in ay yihiin Wadaniyiin. Halka qaar kale oo saxaafada lagu xusay in ay xilkaa…

                    Read More

                      Maxkamad xabsi daaim ku riday nin damacsanaa in uu weeraro aqalka madaxweynihii hore ee Mareykanka Bush

                      Amarillo Nov 14,2012(SDN)-Maxkamad ku taal dalka Mareykanka ayaa xabsi daaim ku riday nin u dhashay dalka Sucuudiga ka dib kolkii uu weeraray aqalka madaxweynihii hore ee dalka Mareykanka George Bush. Khalid Aldawsari oo ahaa ardey Mareykanka wax ka baranayay ayaa lagu qabtay walxaha qarxa iyo qorsheyaal qoran oo muujinayay goobo kale oo uu damacsanaa in…

                      Read More

                        ‘No civil war in Somalia’: Migration Board

                        Somalis seeking a residence permit in Sweden will face tighter restrictions in the near future, after the Swedish Migration Board (Migrationsverket) judged that the country was no longer at war. “The fighting isn’t regular enough to warrant calling it a civil war, but it is still a difficult situation,” Migration Board legal expert Fredrik Beijer…

                        Read More

                          Faransiiska oo noqday dalkii u horeeyay ee reer Yurub ee mucaaridka Syria aqoonsaday

                          Paris Nov 13,2012(SDN)-Dawlada dalka Faransiiska ayaa maanta noqotay dalkii u horeeyay ee reer Yurub u horseeda aqoonsiga mucaaridka Syria innay yihiin dawlada rasmiga ah ee dalkaas. Madaxweynaha dalka Faransiiska Francois Hollande ayaa goaankan gaaray maalin ka dib markii Jaamacada Carbtu ay shaacisay in ay ayideen dawlada Isbaheysiga Syria ayay kaga dhawaaqeen magaalada Dooxa. “Waxaan maanta…

                          Read More

                            Dawlada Sweden:Soomaaliya dagaaladii waa ay ka joogsadeen

                            Stackholm Nov 13,2012(SDN)-Dawlada Sweden ayaa hadal ay soo saartay laanteeda socdaalka waxa ay saameyn weyn ku yeelan doontaa Soomaalida mustaqbalka dhaw halkaa u magangelyada doonan doonta. “Dagaaladu ma aha qaar joogtaah oo loogu yiiri karo dagaal sokeeye,balse waa ay jiraan xaalado qalafsan”sidaa waxa saxaafada u sheegay Fredrik Beijer oo ah khabiirka dhanka Sharciga ee guddida…

                            Read More

                              Hargeysa: Golaha Guurtida oo fasax 45 maalmood ahi u bilaabmay iyo dardaarankii guddoomiyuhu u jeediyay

                              Hargeysa 13, November 2012 (SDN)- Mudaneyaasha golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta galay 45 maalmood ah, ka dib markii uu u dhamaaday kal-fadhigii 48aad ee golahaas. Guddoomiyaha Guurtida Xaaji Saleebaan Maxamuud Aaden oo hadal ka jeediyay fadhigaas lagu soo xidhay kal-fadhigaa golaha, waxa uu xildhibaanada kula dardaarmay inay ka qaybqaataan sidii ay doorashada Deegaanka oo lagu…

                              Read More

                                Somali parliament endorses downsized Cabinet

                                MOGADISHU, Somalia – In a sign Somalia’s government may be willing to move away from its corrupt past, the parliament on Tuesday approved a smaller, 10-member Cabinet in a vote that serves as an important victory for the country’s new prime minister. Parliamentary speaker Mohmed Sheik Osman Jawari said 219 parliamentarians endorsed the Cabinet in…

                                Read More

                                  Baarlamaanka Soomaaliya oo Ansixiyay xukuumada Raiisul wasaare Saacid

                                  Muqdisho Nov 13,2012(SDN)-Baarlamaanka dalka Soomaaliya ayaa fadhi uu maanta yeeshay waxa uu cod ugu qaaday xukuumada uu dhawaanta soo magacaabay Raiisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon(SAACID). Fadhigii maanta oo uu shir guddoomiyay afhayeenka Baarlamaanka Soomaaliya Max’ed Sheekh Cismaan Jawaari waxaa ka soo xaadiray 225ta mudaneyaal. Raaisul wasaare Saacid ayaa fadhiga intaanu bilaaban kulan ilbaabadu u xiran…

                                  Read More

                                    Maxakamad Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Dil Taasho Ku Xukuntay Askari Hore U Dilay Sarkaal Sare Oo Ka Mid Ahaa Ciidanka Militeriga

                                    Hargeysa 13-november-2012  (SDN)- Maxkamadda Sare ee Ciidanka Qaranka Somaliland ayaa xukun dil ah ku riday Xasan Yaasiin Muuse Jaamac oo ka tirsan Ciidanka Qaranka. Ka dib markii lagu helay inuu 4-tii bishan degmadda Qori-lugud ku dilay sarkaal ka tirsan ciidanka qaranka. Fadhi ay yeelatay Maxkamadda sare ee ciidanka Qaranka Somaliland ayaa waxa ay ku xukuntay…

                                    Read More

                                      Wasiir Cabdillaahi Geel-jire: “Saxaafadda guud ahaan waxaan farayaa inay ka baxaan wixii Sharafta dalkooda wax u dhimaya oo ah war aan Xaqiiqo ahayn”

                                      Hargeysa 13-11-2012 (SDN) -Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Somaliland Cabdilaahi Jaamac Cismaan (Geeljire) ayaa Saxaafadda madaxabanaan ee dalka ugu baaqay in wakhtiga doorashadda ee xaasaasiga ah ay baahiyaan warar ku salaysan xaqiiqdda. Wasiirka Kalluumaysiga Cabdilaahi Geeljire oo maanta ka hadlay Casuumad uu Xildhibaan Cali Xasan Maxamed (Cali-mareexaan) oo ka tirsan Golaha Wakiiladda u sameeyey…

                                      Read More