Ururka Jaamacada Carabta Oo Isku Raacay In Ay Marinka QAZA Ka Qaadaan Xayiraada Islamarkana Taageeraan Shacabka Reer Falastiin
Qaahira 18-11-12 (SDN) Ururka ay ku bahoobeen Wadamada Didowga Jaamacada Carabta ayaa isku raacay in ay taageero la garab istaagi doonaan shacabka reer falastiin ee ay ku socoto duqaynta ay ku hayso isra,iil kuwalani oo ay isu yimaadeen Wasiirada Arrimaha Debeda ee Wadamada Jaamacada Carabtu. Madaxa ururka Jaamacada Carabta Nabil Elaraby ayaa ka balan qaaday…
