Ciidamada Booliska Ee Magaalada Hargeysa Oo Xabsiga Dhigay Laba Nin Oo Gaadhi Jiidhsiiyey Qar Ka Mid Ah Taageerayaasha URURKA XAQSOOR
Hargeysa SDN) – Ciidamadda Booliska Magaaladda Hargeysa, ayaa maanta xabsiga u taxaabay laba nin oo watay gaadhi si xawli ah u soo dhex galay madal uu ka khudbadaynayey Guddoomiyaha urur siyaasadeedka XAQSOOR Mujaahid Xasan Ciise Jaamac. Ciidamadda booliska ayaa xidhay labadaa nin oo watay gaadhi yar oo ah nooca loo yaqaano Taxi-ga, ka dib markii…
