Mayarka Ceerigaabo Ismaaciil Xaaji Nuur Faarax waa halyeey Qaran oo aan la ilaawi Karin Guddoomiyaha jaaliyada Ugaandha

       (KampalaSDN) mara tarikhad magalada cerigabo waxyabaha u ku gulaystayna waxa ka mida waa mayarki hirgeliye   dhismaha iyo dayctirka wadoyinka magalada dhexmara isuna fura wadoyinka magalada oo dhan ila   inti dalka lagu so noqday waa maayarki surageliyey in magalada laga hirgeliyo biyo gelin rasmiya   tarikhada marki ugu horaysay iyado maanta guri walba…

    Read More

      Telefishanka Qaranka waaxdiisa qaaradda Yurub oo Agaasime cusub loo magacaabay

      Hargeysa 13, November 2012 (SDN)- Agaasimaha telefishanka dawladda SLNTV Mr. Khadar Xasan Gaas, ayaa agaasime cusub u magacaabay waaxda telefishankaas ee qaaradda Yurub. Sida lagu sheegay qoraal kooban oo Agaasimuhu Telefishanka Qaranku soosaaray, waxa waaxda SLNTV ee qaaradda Yurub Agaasime looga dhigay Mr. Cabdiraxmaan Maxamed Aaden-Dheri, wuxuuna qoraalkaa magacaabista ahi u dhignaa sidan; “Markaanu aragnay…

      Read More

        Gadiidlayda Xamuulka Qaada Ee U Kala Goosha Somaliland Iyo Jabuuti Mudaharaad Shaqo Joojin Ah Sameeyey

        Saylac 13-11-21012 (SDN)-Wadayaasha Gawaadhida Waa Wayn ee Xamuulka qaada una kala goosha Xuduuda u dhaxaysa Somaliland iyo jabuuti ayaa la lagu soo waramayaa in ay sameeyeen shaqo joojin ay ka midaysan yihiin ka dib markii ay cabosho  ay qabeen cidi ka hoos qaadi wayday. warar aanu helinayo ilo wareedyo lagu kalsoon yahay  isla markaana ka…

        Read More

          Hal Askari Ku Dhintay Tiro Kalena Way Ku Dhawacmeen Iska Hor Imaad U Dhaxeeya Ciidamada Booliska Puntland Iyo Dablay Hubaysan Gudaha Magaalada Garoowe

          Garoowe 13-11-2012-(SDN)-Hal Askari ayaa ku dhintay halka ay sadex kalena ku dhaawacmeen ka dib markii ay ninman hubaysani ay raasaas ku fireen Ciidamada Booliska ee Maagalada Garoowe ee Xarunta Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntlad. Dhacdani oo saaka aroornimadii ka dhacday xili ay Ciidamada Booliska ee Magaaladu ka wadeen howl galo ay Dowlada Hoose  kaga rarayso…

          Read More

            CADAALAD DARRO SOO IFBAXDIYO XEER QALQALOOCISKU WAA HORSEEDKA BURBURKA QARANIMO

            Taariikhda marka aad dub u eegto dhamaan daryeelida xuquuqda aadama iyo daboolida baahida muwaadiniinta waxaa ugu horeeyey waa Islaam. Waxa kale oo Islaam xoreeyey xoriyada shaqsiga iyo sinaanta dhamaan mushtamaca maamul qayday masuuliyadooda. Reer galbeedku waxyaalihii ay ka dhaxleen islaam kuna caano maaleen ayaa ahaa maamul wanaag, cadaalad iyo u hogaansanaanta qawaaniinta distoorka dalka…Hadaba inaga…

            Read More

              Gudiga Xisbiga Ucid ee Biristol oo Casuumaad Sharafeed Ku Martiqaaday Walalaha Arabsiyo ee Uk oo Dhawan ku Soo Biray Xisbiga UCID Daawo Sawirada

              BirstolNov (SDN)13/11/2012 waxa Habeenkii xalay lagu qabtay magalada Biristol xaflad aad u heer saray oo lagu soo dhawaynay habalaha walaalaha Arabsiyo ee dhawaan ku soo biray xisbiga Ucid xafladan oo ay soo qaban qabiyeen gudiga xisbiga Ucid laantiisa Biristol  aya waxa ka soo qayb galay dadwayne aad u tiro  badan iyo  tageerayasha xisbiga Ucid ee…

              Read More

                CEFACA lauds for Djibouti’s new football Boss

                The council of east and central Africa football Associations (CECAFA) has welcomed the outcome of football election in Djibouti on Saturday, where long-serving individual Souleiman Hassan Waberi has been elected to lead the Djibouti Football federation for the next four years. CECAFA secretary General Nicholas Musonye said in a press statement today that the regional…

                Read More

                  Dadweynaha Reer Arabsiyo Oo Casuumaad Sharafeed Ku Martiqaaday Musharaxa Madaxtinimada Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen Iyo Madaxda NEW UCID Daawo Sawirada

                  Hargysa Nov12/12  Hadhimo-sharafeed loogu muujinayey cuddudiisa taageero ee uu ka heysto UCID-da cusub Magaalada Arabsiyo ee Gobolka Gabiley ayaa maanta Beer-Bustaana loogu sameeyey. Munaasibadan Qado-sharafeeda oo uu u fidiyey Xildhibaan , ayaa waxa ka soo qeybgalay Murrashaxa madaxweynanimada UCID-da cusub Jamaal Cali Xuseen, Xoghayaha guud ee Xisbiga UCID Axmed Aadan Ismaaciil (Axmed-Kayse), Xoghayaha arrimaha arrimaha…

                  Read More

                    Wasaarada Waxbarashada Somalilland Oo Soo Bandhigtay Liiska Jaamacadaha U Diiwaangashan Ee Dalka Ka Jira

                    Hargeysa, 12-11-2012  (SDN)- Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Somaliland ayaa soo saartay go’aan la xidhiidha inaanay warbaahintu xayaysiis u samayn jaamacadaha dalka ku yaalla, iyada oo aanay Wasaaradda ogolaansho ka haysan. Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare oo uu ku saxeexnaa Agaasimaha Tacliinta sare Khadar Axmed Diiriye ayaa lagu sheegay liiska…

                    Read More

                      Tallow maxaa uga istafiid ah xukuumada S/Land qalalaasahan ay dalka u hayaamisay???

                      Waxaa layidhi Ninwalba intay taagtii tahay baa qoraxdu ugu tagtaa.Tan iyo intii ay qasriga madaxtooyada iyadoo qamaamaysaa oo qaamaamuurtii tunka kusiday intay dhexda ku soo qubtey qirinqiir qasri ka dhiso ama wasiir noqo mooyee aan hami fog lahayn wadata qoobka soo gelisay. Qas iyo qalalaase, qabyaalad,qoomamo, sixir barar, hanti boob, cadaalad darro, maamul xumo, kala…

                      Read More

                        “Hadii Madaxweynihii Ololihii Ka Qayb-galay, Waxa Meesha Ka Maqan Cududii Saddexaad Ee Inoo Gar-qaadi Lahayd”

                        Hargeysa Nov12/12 (SDN) – Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay inay adag-tahay sida ay Dalka uga dhacdo Doorasho xor iyo xalaal ah, waxaanu eedo kulul u jeediyey Xukuumadda Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo. Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe oo maanta Shir Jaraa’id ku qabtay Xarunta dhexe ee Xisbigaasi, ayaa sheegay…

                        Read More

                          Xarunta Komishanka Doorashooyinka Ee Hargeysa Ay Soo Gaadheen Qaar Ka Mida Qalabka Codaynta Oo Ay Ka Mid Yihiin Waraaqaha Lagu Cadeeeyo

                          Hargeysa, 12-11-2012-(SDN)- Waraaqihii codbixinta doorashada deegaanka ee la filayo inay dalka ka qabsoonto 28-ka November ayaa maanta dalka soo gaadhay. Cabdiraxmaan Maxamed Dixood oo ka mid ah xubnaha guddida doorashooyinka oo saxaafada la hadlay , ayaa waxa uu sheegay in madaarka Berbera ay soo gaadheen waraaqihii codbixintu. Waxa kale oo uu tilmaamay inay soo socdaan…

                          Read More

                            Somaliland Oo Ku Dhawaaqday In Ay Darajada Ciidamada Bixidoonto Sanadkan Isla markana Askari Waliba Ku Mushahar Qaadan Doono Darajadiisa

                            Hargeysa  12-11-2012 (SDN)-Xukuumada Somaliland ayaa maanta ku dhawaaqday in ay bixindoonto Darajada Ciidamada Kala Duwan ee Somaliland ismarkaana Askarikasta uu mushaharka ku qaadan doono darajadiisa heerka ay gaadhsiisan tahay . Wasiirka Wasaarada Maaliyada Somaliland Md Cabdi casiis Maxamed Samaale Idaacada Bbc-da Laanteeda Afka Somaliga ku hadlasha waraysi kooban siiyey ayaa shaaca ka qaaday in ay…

                            Read More

                              Guddoomiye Ku-xigeenkii 3-Aad Iyo Xoghayihii Arrimaha Bulshada Ee Ururka UMADDA Oo Xilkii Iska Casilay Kuna Biiray Xusbiga KULMIYE

                              Hargeysa 12-11-2012-(SDN)-Gudoomiye  Ku Xigeenkii 3-Aad ee Urur Siyaasadeedka UMMADA oo shaaca ka qaaday in uu ku biiray Xusbul Xaakimka talada dalka haya ee KULMIYE . Pro Axmed Maxamuud Nuur oo ahaa Gudoomiye ku xigeenkii sadexaad  ee Urur Siyaasadeedka UMMADDA oo manta shira’iid ku qabtay Hotel Guuleed ee Magaalada Hargeysa ayaa shaaciyey in uu digo ragtay…

                              Read More

                                Ogeysiis Shir Muhiim Ah‏ oo ku Socday Gudida Ururka New UCID ku leeyahay Wadanka Holland.

                                Ku Dhammaan Gudiyada Fulinta dhexe ee xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka {UCID}Netherland Og Gudoomiyaha Guud ee Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka{UCID} Jam/Som/land Hargeisa Og Xoghayaha Guud ee Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka{UCID} J/S/land Hargeisa Dhammaan gudiyada fulinta iyo dhexe ee xisbiga caddaalada iyo daryeelka {Ucid} waxa la ogeysiinayaa in maalinta Axada ee ay bisha Novemper tahay{18}shir muhiim ahi…

                                Read More

                                  Guddoomiyaha ururka Ummada oo Sharaxaad ka bixinaya sharciga Sirdoonka Somaliland(DHEGEYSO)

                                  Hargeysa Nov 12,2012(SDN)-Guddoomiyaha urur siyaasadeedka Ummadda Dr Maxamed Cabdi Gaboose ayaa shir jaraaid oo uu Hargeysa ku qabtay waxa uu sharaxaad uga bixiyay sharciga Sirdoonka dalka. Gudoomiye Gaboose ayaa sidoo kale talooyin wax ku oola u jeediyay madaxweynaha Somaliland si uu taxadar dheeri ah ugu yeesho sharcigan khatar badan iyo magac xumo ka dhalan karto….

                                  Read More

                                    Guddomiyaha jaliyada Somaliland ugandha oo ka waramay safar uu ku joogay Kenya oo uu guulo waa wayn ka soo hooyey

                                    Guddomiyaha  jaliyada  Somaliland ugandha oo ka waramay safar uu ku joogay Kenya  oo uu guulo waa wayn ka soo hooyey (KampalaSDN)Guddomiyaha jaliyada Somaliland ee  ugandha Md sicid yousuf cisman cawsle  oo baryahan safar uu ku joogay dalka  Kenya oo ku joogay  arimo  shaqo ka war bixiyey kaas oo dhinacyo badan taabanayey,gudomiyuhu waxa uu sheegay inu…

                                    Read More

                                      Raysal-wasaaraha Soomaaliya oo caddeeyay qorshaha dawladoodu ku waajahayso qaddiyadda Somaliland iyo wadahadaladii labada dhinac u furmay

                                      Muqdisho 11, November (SDN)- Raysalwasaaraha dalka Somaliya Mr. Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), ayaa ka hadlay qorshaha ay dawladoodu ugu tallo gashay inay ku waajaho dawladda Somaliland iyo qaddiyadda madaxbanaanideeda. Mr. Saacid, oo shalay idaacada dawladda ee Radio Muqdisho si toos ah uga jawaabayay su’aalo ay shacabku weydiinayeen, ayaa wuxuu sheegay inay sii wadi doonaan wada…

                                      Read More

                                        Dhamaan Jaaliyadda SOMALILAND ee wadanka AUSTRALIAWaxaanu si wada jir ah tacsi ugu diraynaa dhamaan ehelka iyo qaraabada,oo geeridisii ay ku timid Abtigay ‘XUSEEN AW SICIID CAWAALE,

                                        Anigoo ah MUBARAK CIISE OOMAAR,iyo dhamaan Jaaliyadda SOMALILAND ee wadanka AUSTRALIA Waxaanu si wada jir ah tacsi ugu diraynaa dhamaan ehelka iyo qaraabada,oo geeridisii ay ku timid Abtigay ‘XUSEEN AW SICIID CAWAALE,waxaanan leenay illaahay ma dhinte waa illaahay,Sabir iyo iimaan dhan walba,Illaahayna NAXARIISTII JANNO HA KA WARAABIYO Marxuunka ABTIGAY,…..Aamiin

                                        Read More