Doodaha ku xeeran u Magacaabida Fawsiya Yusuf Xaaji Aadan wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya iyo garnaqsiga Somaliland diidka

    Toronto Nov 10,2012(SDN)-Magacaabidii Fawsiya Yusuf Xaaji Aadan ee loo magacaabay xilka wasiirka arrimaha dibedda ee Soomaaliya ayaa dareeno kala duwan waxa ka bixiyay dadka reer Soomaaliya. Dareenada oo dhawr laga xusi karo ayaa waxa ka mida mid ka duulaya dareen wadaniyadeed,hadii ay dhab ka tahay kuwa ku hadaaqaya. Hadii ruuxa diidaya in Gabadh reer Somaliland…

    Read More

      Jubooyinka iyo dawlada Soomaaliya maxaa kala heysta?

      Kismaayo Nov 10,2012(SDN)-Waxa shalay ka dhacay qaar ka mida degaanada Jubooyinka iyo Gedo isu soo baxyo lagu muujinayo diidmo ay dadka degaanadaa qaar ka mid ahi ka qabaan qorshe ay dawlada dhexe ee Soomaaliya maamul ugu magacaabeyso. Dadka degaanadaa ayaa sheegaya in gobolada qaar dhawaan laga saaray kooxda Shabaab in loo ogolaaday in ay maamulo…

      Read More

        Kulan Lagu Dar-dar Gelinayo Musharraxnimada Prof. Axmed-Dhegoyare oo Taageeraashiisu Yeesheen

        Hargeysa Nov 09,2012(SDN)- Taageerayaasha Musharrax/Prof.  Axmed Cabdillaahi Maxamed (Dhega-yare) oo Urur Siyaasadeedka WADANI uga sharraxan Caasimadda Hargeysa ayaa shalay  yeeshay Kulan lagu dardar gelinayo laguna xoojinayo taageerada  ay u hayaan musharraxnimadiisa. Kulankan oo hor dhac u ahaa sidii ay cududooda u  muujin lahaayeen isu soo baxa wareega labaad ee ololaha WADANI oo berri ku beegan…

        Read More

          Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Kana Warbixiyey Safar Uu Ku Tegey Dalka Ingiriiska

          Hargeysa 09-11-2012 (SDN)-Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Somaliland Md Xirsi Cali Xaaji  Xasan oo dalka dib ugu soo laabtay ka dib safar in mudo ah dalka debediisa ugu maqna  isaga oo Wasiirku faah faahinka bixiyey Safarkiisan Cariga Dalka Ingiriiska Wasiirka Madaxtoyada oo ka soo degen Madaarka Diyaaraha ee Magaalada Berber ayaa waa garoonka ku soo dhaweyey Masuulinta…

          Read More

            War Saxaafadeed Ay Soo Saareen Xubnaha Guddiga Anshaxa Doorashooyinka Oo Ay Ku Cadeeyeen Liiska Masuuliyiinta Hantida Dowlada Ugu Ololeeyey Xusbiyada Iyo Ururada Siyaasada

            Hargeysa [SDN]-) Guddida ilaalinta anshaxa iyo hab-dhaqanka ceeb la’aanta doorashooyinka ayaa ka hadlay masuuliyiin ku xadgudbay nidaamkii anshaxa ololaha ee golayaasha deegaanka,sida lagu sheegay warsaxaafadeed ka soo baxay xubnaha loo xilsaaray ilaalinta anshaxa doorashooyinka gaar ahaan Gudoomiyaha guddigaasi oo nuqul kamid ahi soo gaadhay xafiiska shabaladda Baadiye waxaa ku saxiixnaa Gudoomiyaha Gudigaasi Axmed Maxamed Cadaad…

            Read More

              Soomaaliya: Khasaaraha ka dhashay dagaal ka dhacay gobolka Shabeellada Hoose

              Lego 09, November 2012 (SDN)- Ilaa 4 qof ayaa ku dhintay, tiro kalena way ku dhaawacmeen dagaal Jimcaha maanta ka dhacay deegaanka Leego oo ka gobolka Shabeellada Hoose ee Koonfurta dalka Soomaaliya. Siday sheegeen wararka laga helayo degaankaas, dagaalku waxa uu dhexmaray ciidanka dawladda Soomaaliya oo kaashanaya kuwa nabad-ilaalinta Afrikaanka ah ee AMISOM iyo maleeshiyaadka…

              Read More

                Cali Guray oo Xukuumada ku eedeeyey inay ku dhexmilantay Ololaha Doorashada Deegaanka, Xilka Wasiirnimo ee Foosiya Yuusuf X Aaden-na la maseeyay kuwii ay siyaasiyiin Somaliland ka soo jeedaa ka qabteen Soomaaliya

                Hargeysa 09-11-2012 (SDN)– Guddoomiye ku xigeenka 3-aad ee Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Muj. Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray) ayaa ka san-qadhiyey in Xisbul Xaakimka Kulmiye iyo Xukuumadda ka dhalatey ee Madaxwayne Siilaanyo-ba inay mareen Dhabadii ay ku guuldaraysteen Xisbigii UDUB iyo Maamulkii Daahir Rayaale, kaas oo tilmaamay inay dhaqamo badan iska shabahaan. Muj. Cali…

                Read More

                  Komishanka Doorashooyinku Waxay Yidheehdeen Waxa Jira Masuuliyiin Dowlada Ka Tirsan KULMIYE U Ololaynaya Aniga Ka Mid Ah Maanan Fahmin Ula Jeedkooda (Agaasimaha Ka Hortaga AIDS-ka……

                    Hargeysa 09-11-2012-(SDN)- Agaasimaha Maamulka Komishanka ka hotrtaga AIDS-ka C/kariim Yuusuf Xinif ayaa jawaab ka bixiyey digniin iyo eed ay u jeediyeen guddida anshaxa komishanka Doorashooyinka oo ku eedeeyey in uu ka mid ahaa masuuliyiinta ololaha u adeegsaday hantida umadda. Agaasimaha oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Hutel Xaraf ee magaalada Hargeysa ayaa waxa uu…

                  Read More

                    Taariikh nololeedkii madaxweynihii uu horeyey ee somaliland Muj Cabdiraxman ahmed ali (Tuur) iyo xukumada siilaanyo inay xusaan iska daayo inay goob muhiima ugu magac daraan kala masuugay muj abdi rahman ahmed ali !!!!!

                    Taariikh nololeedkii  madaxweynihii uu horeyey ee somaliland Muj Cabdiraxman ahmed ali  (Tuur) iyo xukumada siilaanyo inay xusaan iska daayo inay goob muhiima ugu magac daraan kala masuugay muj abdi rahman ahmed ali !!!!! wariye khaddar bitijoor – somalidiasporanewsnews   .  (KampalaTHN)Cabdiraxman Axmed Cali oo loo yaqaaney Cabdiraxman Tuur ahaana siyaasi weyn oo Soomaaliyeed, jagooyin badanna…

                    Read More

                      Doodaha ku xeeran u Magacaabida Fawsiya Xaaji Aadan wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya maxey ku saleysan yihiin(Qeybtii 1aad)

                      Torornto Nov 09,2012(SDN)-Intii ka danbeysay u magacaabidii Fawsiya Xaaji Aadan waxa isa soo tarayay mucaaradada in ruux masuul ah oo ka soo jeeda Somaliland loo magacaabo wasiirka arrimaha dibedda ee dalka Soomaaliya. Doodaha ka dhashay magacaabida ayaa isu dul saraan dhawr qeybood oo lababa dhan ka soo jeedaan isla markaana salka ku hayaan marin habaabin…

                      Read More

                        Madaxweynaha Soomaaliya oo hanbalyo hawada u mariyay Barack Obama

                        Muqdisho Nov 09,2012(SDN)-Madaxweynaha dalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxa uu hambalyo u diray madaxweynah Dalka Mareykanka oo dib xilka afar sano loogu doortay. “Aniga oo ku hadlaya magaceyga ka dawlada iyo shacabka Soomaaliyeedba waxaan kaaga hanbalyeynayaa dib u doorashadaada”ayuu yiri madaxweyne Xasan. “Dawlada Mareykankau waa saaxiib weynoo ay dawlada federaalka Soomaaliya leedahay,waxaanan ku rajo…

                        Read More

                          TAAGEERAYAASHA XISBIGA CADAALADA IYO DARYEELKA (UCID) .IYO HABEENKII ALFANAAN CISMAAN MONTREAL. HAMOGAAN…

                          Waxaa la ogaysinayaa dhamaan tageerayaasha xisbiga cadaalada iyo daryeelka (ucid) Ee degan Ottawa iyo nawaaxigeeda iyo guud ahaanba intii kale jaaliyada Somaliland ee xiisaynaysa inay kazoo qayb galaan xaflad balaadhan oo lagu qaban doono: 250 Somerset east, sandy hill community Centre Ottawa. Maalinta Sabtida ah ee  bishu tahay NOVEMBER 10/2012.4:00PM ILAA 8:00PM HADDII EEBE IDMO….

                          Read More

                            Musharax ku Dhaawacmay Shil baabuur oo ka Dhacay Degmada Bullaxaar

                            Bullaxaar Nov 08,2012(SDN)-Musharax Mahad Bile Cali oo ka tirsan musharixiinta ururka RAYS uga qaybgalaya doorashada golaha deegaanka ee degmada Berbera, Gobolka Saaxil ayaa shalay cabbaara sideedii  subaxnimo gaadhigii uu watay kula dhacay meel u dhaw tuulada Faruur ee degmada Bullaxaar isagoo safar ugu jira dhinaca Dacar-budhuq. Sida aannu wararka ku hellay musharaxa oo ay safarkiisa…

                            Read More

                              Wasiirka Madaxtooyada Somaliland oo Billad ay siiyeen Golaha Deegaanka ee Tower Hamlets

                              London Nov 08,2012(SDN)Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada  Jamhuuriyada Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan oo beryahanba booqasho gaaban ku joogay Dalkan Britain ayaa booqday Xarunta Golaha Deegaanka ee Degmada Tower Hamlets oo ku taalla Bariga magaalada London. Wasiirka waxaa si diirran u qaabilay xildhibaano ka tirsan golaha deegaanka ee xaafada Tower Hamlets oo ay hor kacayeen Afhayeenka…

                              Read More

                                Nuxurka Qoraal cabasho ah oo ay Guddiga Doorashooyinka Somaliland u gudbiyeen Madaxweyne Siilaanyo

                                Hargeysa November 08, 2012 (SDN)- Guddiga Doorashooyinka Qaranka ayaa qoraal cabasho ah u gudbiyay Madaxweynaha Somaliland, taasoo ay kaga hadleen warbixin ay ka heleen guddi ay dhowaan u saareen dabogalka iyo habsami-u-socodka ololaha doorashooyinka. Qoraalkan oo uu ku saxeexnaa guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Eng. Ciise Yuusuf Xaaji Maxamed (Xamari), waxa uu KDQ kaga hadlay masuuliyiin xukuumadda…

                                Read More

                                  Tacsi ku socota Cabdi qadir Xasan ismaciil oo Abahii Xassan Ismaciil Xassan Bari ku Geriyoday Magalada Hargysa

                                  Anaga oo Kala Ah Yusuf Cabdi Dheen iyo Xaaskiisa ,Naasir Maxamed Cali ,Xuseen Jamac Dhagoole, Asiya Jamac  Dhagoole ,Farduus Jamac Dhagoole ,Mohamed Jamac Luqmaan, Maxamed Cali , Subeer maxamed cabdilaahi,nura Hasan Sahra hasan Anisa hassan,Mustafe Shiine kosa,r Sharmake kosar,Nuradin Kosaar , Deeq Kosaar Dhamaan Reer Kosaar Omar iyo Reer Xasan Cumar xasaskooda  iyo Dhamaan Jaliyada…

                                  Read More