NIN LOO HAYSTEY DILKA NIN DOCTOR AH DALKA UAE, OO IS KHAARAJIYEY
Dubai Nov 21,2012(SDN)Mohamed Jamil oo ahaa 46 jir u dhashey dalka Bakistan kuna noolaa dalka UAE oo u xidhnaa dilka nin Dictor ahaa ayaa qudha iska jarey 10.Nov.2012, sida laga soo xigtey jariidada Gulf News ee ka soo baxda dalka Imaradka. Caydamaha ka soo baxey baadhitanka maydka Jamil ayaa xaqiijijey inuu is daldaley Jamil oo…
