War Deg Dega: guddida diiwangelinta iyo kala reebista ururadda ayaa ku dhawaqaya sadexda Xisbi Qaran goor dhaw

    Hargaysa Dec26 (SDN) guddida diiwaangelinta iyo kala reebista ururadda ayaa laa filaya inay goor dhaw  ku dhawaayqdo sadexda xisbi qaran iyada uu goor dhawayd u dirtay waraaqo ogaysiina inurur iyo xisbiga kasta 8 xubnood ayay ka soo casuumeen iyada oo la filaayo in saxafada madaxa baanan lagu casumo hoolka shirarka ee gudiga diiwan galinta ururada…

    Read More

      War Deg Deg ah:Wada hadalkii Somaliya iyo Somaliland oo dib uga furmaya London iyo Marwo Foosiya Xaji Adan oo hogaminaysa wafdiga somalia

      London Dec26/12 (SDN) Xafiiska wararka ee qurbojoog.com ee london ayaa waxa u helay xog laga soo xigtay wasarada Arimaha Dibada ee uk in shirkii wada hadalka Somaliland iyo Somalia u dhawaan ka furmayo magalada London , waxa kale oo la xaqi jiyey in wasiirka arimaha dibada Somalia Marwo Foosiya Xaaji Adan in ay casumad rasmiya…

      Read More

        DHAGEYSO: Abaanduulaha iyo Taliyaha Ciidanka Xooga dalka oo ka hadlaya booqasho maanta wasiirka Amniga uu ku tagay deegaano hoostaga gobolka Sh/hoose

        Afgooye Dec 25 2012 (SDN)- Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Amniga Qaranka islamar ahaantaana ah sii haya Wasiirka gaashaandhiga iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa booqday maanta deegaanka Saqiiro oo ka mid aha meelihii Shabaabku ay weerarada ka soo qaadijireen. halkaasi waxaa ka hadlay qaar kamid ah mas’uuliyiintii socdaalka ku wehlisay wasiirka. Hakan Ka Dhageyso Abaanduulaha iyo…

        Read More

        Maxaad u baahantahay in aad ka ogaato maalmaha loo yaqaano Boxing Day ee Premier League

        London Dec 25 2012 (SDN)- Boxing Day waxaa si kooban loogu maneyn karaa dhanka mashquulka ciyaaraha marka laga eego Maalmaha lagu nasto fiirsiga Ciyaarha Ingiriiska oo si isdaba joog ah u dhaca marka fasaxa ciida Kirismiska lagu jiro. Waa maalmo mashquulka Ciiyaaraha kubada cagta Ingiriisku uu gaaro meelaha ugu sareeya waxaana wada kasta oo maagaalooyin…

        Read More

        Wasiirul dawlaha nabadaynta ee Gobolada bari oo lagu soo dhaweeyay Degmada Widhwidh

          Hargaysa 25.Dec (SDN) Wasiirul Dawlaha Nabadaynta ee Gobolada Bari Mudane Kayse Cabdi Yuusuf ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyay Degmada Widh Widh ee Gobolka Buuhoodle oo uu kormeer hawleed ku tagay. Wasiirul dawlaha Nabadaynta ee Gobolada Bari ee Somaliland ayaa ujeedada Socdaalkiisu waxay salka ku haysaa sidii uu uga qayb gali lahaa Shir…

        Read More

          Wasaarada Horumarinta Adeegga Bulshada oo maanta qalab caafimaad gudoon siisay Isbital kuyaal Muqdisho

          Muqdisho Dec 25 2012 (SDN)- Wasaarada Adeega Bulshada ayaa maanta qalab caafimaad oo ay soo dhiibtay dowladda Jabuuti ku wareejisay Isbitaka Keydsaney ee Magaalada Muqdisho. Wasiirka Wasaarada Adeega Bulshada Maryan Qaasim Axmed ayaa sheegtay in maanta ay deeg caafimaad oo isu jirtay qalabka caafimadka iyo dawooyin ay gudoonsiiyiin Isbitalka Kedsaney ee Magaalada Muqdisho. Maryan Qaasim…

          Read More

            Wasiirka Arrimaha Guddaha oo booqday goobo Al Shabaab ay dagaa ka soo qaadi jireen

            Afgooye Dec 25 2012 (SDN)- C/xakiin Xuseen Guuleed Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Ammniga Qaranka oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka C/qaadir Sheekh Cali Diini iyo Taliyaha Hay’adda Nabad Sugida Qaranka Axmed Macalin Fiqi ayaa waxa ay maanta booqdeen goobo larumeysanaa in Al Shabaab ay weeraro kaga soo qaadijireen Ciidamada dowlada ee isticmaala wadada isku…

            Read More

              Dooni ganacsato Soomaali ah u rarneyd oo ku dagtay xeebaha Maamulka Puntland

              Muqdisho Dec 25 2012 (SDN)— Wararka ka imaanaya deeganada maamulka Puntland ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi ay ku dagtay doon u rarneed ganacsato Somaali ah taasi oo kusii jeeday magaalada Muqdisho. Sida u warbaahinta usheegay Wasiirka kaluumeysiga iyo qeyraadka bada ee maamulka Puntland Eng. Maxamed Xaashi doonta ayaa ku dagtay xeebaha Gobalka bari. Wuxuu…

              Read More

                Guddomiyaha jahliyada Somaliland ee ugandha waxa uu Tacsi U Dirayan)gudomiyaha bank somaliand cabdiraxman duaale

                Guddomiyaha jahliyada Somaliland ee ugandha waxa uu Tacsi U Dirayan)gudomiyaha bank somaliand cabdiraxman duaale waxaanu leyahay qoyska qarabadi uu ka baxay cabdiraxman duaale Alleh Ha u naxariistee inana samir iyo iiman haynaga siiyo Dhamaan anigo ku hadalay magacayga ka qoyskaygaba iyo ka jaliyadda somaliland waxaan halkan tacsi uga diraya dhamaan gudomiyaha banka abdirahaman daulae oo…

                Read More

                Hay’ada Shaqaalaha Dawlada oo Shaqaalaha ku amartay in Goobaha ay ka hawl galaan laga helo

                  Hargaysa SDN 25 Dec : Hay’adda shaqaalaha dawladda ee JSL ayaa war qoraal ah oo ay maanta ka soo saareen xaruntooda guud ee  Magaalada Hargaysa waxay ku wargeliyeen dhamaan wasaaradaha iyo hay’adaha madaxa banana ee dalka inay shaqaalahooda gobolada ku diyaariyaan goobaha shaqada iyadoo guddi ka tisan hay’adda shaqaalahu ay kormeer ugu bixi doonto…

                Read More

                  Golaha Wakiilada Somaliland oo Meel Mariyay Ajandahooda oo ay ka saareen Xeerkii Saxaafada.

                      hargaysa 23 Dec.SND : Golaha Wakiilada JSL ayaa fadhigoodii manta oo uu shir gudoominayey Gudoomiyaha golahaasi Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi cod aqlabiyad ah ku ansixiyey ajandaha kalfadhiga 20_aad ee Golaha wakiilada Somaliland. Ajandaha Kalfadhiga Golaha wakiilada ayaa waxaa qayb ka noqon doona arimo ay ka mid yahiin” Warbixinta shir guddoonka, gudida joogtada ah…

                  Read More

                  golaha Deegaanka ee Bali Gubadle oo doortay Hogaanadoodii

                    Hargaysa 25 Dec.(SDN) Xubnaha Golaha Deegaanka ee Degmada balligubadle oo manta yeeshay fadhigoodii ugu horeeyey ee rasmi ah ayaa ka dib markii la dhaariyey waxay doorteen Mayor-ka iyo Mayor ku xigeenka cusub ee ay yeelan doonto magaaladaasi . Fadhiga oo ay soo xaadireen xubnaha sadex iyo tobanka ah ee xildhibaanada golaha deegaanka waxaana goobjoog…

                  Read More