Gudomiyaha isaaqiyadda dalka ugandha oo ururada hadhay iyo shacabka somaliland uu soo jeediyey inay nabada meel uga soo wada jeedsadan xukumadana ugu baaqay inay si dheelitiran ugu shaqayso shacabka somaliland

    (KampalaSDN) Gudomiyaha isaaqiyadda dalka ugandha muuse xasGudomiyaha isaaqiyadda dalka ugandha oo ururada hadhay iyo shacabka somaliland uu soo jeediyey inay nabada meel uga soo wada jeedsadan xukumadana ugu baaqay inay si dheelitiran ugu shaqayso shacabka somaliland an ahmed (qaara weyne) ayaa shacabka xalasha ah ee reer somaliland ugu baaqay inay nabada kawada shaqeeyan waayo nabadu…

    Read More

      Nelson Mandela oo gurigiisa lagu celiyay markii 18 maalmood Cusbatal lagu daawaynayay, waa sidee xaaladdiisa Caafimaad?

      Pretoria December 27, 2012 (SDN)- Madaxweyinii hore ee dalka Koonfur Afrika, ayaa gurigiisa lagu celiyay ka dib markii muddo saddex todobaad ku dhow lagu daawaynayay cusbatal. Siday ku warantay qaybta dunida la hadasha ee BBC, Nelson Mandela oo hadda 94 jir ah waxa 18 maalmood cusbatal laga daawaynayay xanuun Caabuq ah oo haleelay iyo dhagaxaan…

      Read More

        Duqa Caasimada Hargaysa Eng Jiciir oo maanta u qaybiyay dad Maalgashaday Suuqa Inji

        Hargaysa 27 Dec (SDN)- Duqa Caasimadda Hargeysa Eng. Xuseen Maxamud Jiciir ayaa maanta u qaybiyay boqol iyo sodon guri oo ku yaal suuqa Inji ee degmada Axmed-Dhagax oo dadka ku ganacsadaa maalgashadeen. Munaasibad lagu qabtay hoolka shirarka ee Dawlada Hoose ee Caasimada Hargeysa, isla markaana ay ka soo qaybgaleen Injineerka guud ee Dawlada Hoose ee…

        Read More

          Madaxweyne Siilaanyo oo ka Qayb galay Shirweynihii lixaad ee Dalada Sonyo

            Hargaysa 27 Dec (SDN) Madaxweynaha JSL Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta ka qayb galay  shirweynahii  Lixaad ee Dalladda dhalinyarada Somaliland ee SONYO,kaas oo lagu qabtay Huteelka Ambassador ee Caasimada Hargaysa . Shirweynahan ayaa waxaa ka qayb galay Madax iyo Mas’uuliyiin ka kala socday Golayaasha Qaranka,Xisbiyada Siyaasada,Ururada Bulshada Rayidka ah,hay’adaha Caalamiga iyo kuwa…

          Read More

            Gudida Somaliland Society UK oo Hambalyeeyay Sadexda Xisbi Qaran ee cusub iyo Ururada Hadhay

            London 27,2012(SDN)-Gudida Somaliland Society UK “SSUK” iyo dhamaan bulshada Somaliland eek u nool UK waxa ay si wadajir ah ugu Hambalyeynayaan saddexda xisbi qaran ( Kulmiye, Wadani iyo UCID) ee ku soo baxay tartankii doorashooyinka ka qabsoomay Somaliland. Gudidu waxa ay sidoo kale hambalyo iyo bogaadin u soo jeedinayaan ururada Rays, Ummada, Dalsan iyo Xaqsoor…

            Read More

              Somali pirates threaten to kill hostages

              Somali pirates stationed in parts of Mudug region are threatening to kill hostages they have been holding since January 2011, reports indicate. The pirates picked up the hostages from a ship they attacked and hijacked. Reports reaching Mogadishu from Central Somalia indicated that the pirates had failed to secure ransom payment for the release of…

              Read More

                Daawo Barnaamij Laga Diyaariyey Marxaladihii Uu Soo Maray Iyo Mashaariicdii Uu Fuliyey Golaha Degaanka Hargeysa Muddadii 2003 Illaa 2012 (Daawo Video).

                London Dec.27, 2012 – Halkan waxaan   idiinku soo gudbineynaa barnaamij maqal iyo muuqaal ah oo laga diyaariyey waxqabadkii golihii xilka baneeyey ee degmada Hargeysa ee xilka hayey sanidihii 2003 illaa 2012, barnaamijkan oo koobaya mashaariicdii qabsoontay xilligaa siddeeda sanno ah. Waana kan barnaamijku ee daawasho haboon:  

                Read More

                  Jaaliyada Somaliland ee Uk ayaa Abwaanada qarniga caasha luul Gudoosiisay Award2012 oo sandkiiba la bixiyo Mar

                  London Dec/27 Gudiga jaaliyada somaliland oo sanadkiiba mar bilad sharaf gudoonsisa hal abuurka ama Abwaaninta somalilnd ee uk aya waxay sanadkan u garteen Marwo Caasha Luul oo ah abwanad somaliland u dhalatay Gudoomiyaha Dhalinyarada somaliland Mudane Subeer Maxamed Cabdilaahi oo waraysi gaara siyey shabakada qurbojoog.com  ayaa shegay in ay abwaanadu ku mutasatay halgan iyo hal…

                  Read More

                    Gudoomiyaha Maxkamada Sare oo Warbaahinta uga digay inaanay ka hadlin Kiis Maxkamad ku jira

                    Hargaysa 26 Dec.(SDN)- Gudoomiyaha Maxkamada Sare Mudane Yuusuf Ismaaciil Cali ayaa maanta soo gabo gabeeyay aqoon isweydaarsi mudo sadex cisho ah uga socday huteelka Imperial garsoorayaasha iyo Xeer Ilaaliyayaasha heer Qaran iyo mid gobol. Aqoon isweydaarsigan ayaa xubnihii ka qayb galay waxa ay ku qaadanayeen duruus la xidhiidha Xeerka Anshaxa Garsoorayaasha iyo Xeer-ilaaliyayaasha, waxaana si…

                    Read More

                      Reverse brain drain: Heading home to Somalia

                      HARGEISA, Somalia — The Kulan Art Café is a bright airy place with murals and framed paintings by local artists, potted plants, fresh coffee and ice cream, homemade cakes and a menu featuring Western staples like pizza and hamburgers. In Hargeisa, the capital of the breakaway state of Somaliland, there is nothing else like it….

                      Read More

                        Golayaasha Deegaanka ee Degmooyinka Ceel Afweyn iyo Gar adag oo doortay Maayaro Cusub

                          Hargaysa 26.Dec.(SDN)  Xildhibaanada golaha deegaanka ee Degmada Ceel Afweyn iyo Gar adag oo ka tirsan Gobolka Sanaag  ayaa maanta kulan ay yeesheen ku doortay Mayaro iyo Maayar Xigeeno.. Xildhibaanada cusub ee degmadaas oo maanta yeeshay fadhigoodiiugu horeeyey ee rasmi ah isla markaana uu goobjoog ka ahaa Gudoomiyaha Gobolka Sanaag aadan diiriye Cigaal (Geeljire)  iyo…

                        Read More

                          Wasiir ku xigeenka Caafimaadka oo ku dhaliishay Maxkamadaha iyo Booliska sida ay uga hawl galaan Kiisaska Kufsiga

                              Hargaysa 26 Dec (SDN) Wasiir ku xigeenka Wasaarada Caafimaadka Somaliland Marwo Nimco Xuseen Qawdhan ayaa maanta ka furtay Huteel Imperial Kulan hawleed ku saabsan tacadiyada ka dhanka ah Lamaanaha iyo Caruurta . Kulankan Waxaa kale oo ka soo qayb galay ku xigeenka Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka,Agaasimaha Xafiiska Baahi Koob,waxaana ka qayb qaadanayay…

                          Read More

                            Barnaamijka dareenka shacabka iyo siyaasiga oo qaadaadhigay doorashooyinkii golaha deegaanka ee soomaaliland…

                            London Dec26 SDN)Barnaamijka dareenka shacabka iyo siyaasiga oo qaadaadhigay doorashooyinkii golaha deegaanka ee soomaaliland… Barnaamijka dareenka shacabka iyo siyaasiga ee ka baxa Hctv oo qaadaadhigay waxyaabihii ugu dambeeyey ololahii doorashooyinka golaha deegaanka iyo xisbiyada soo baxi doona ee Somaliland. Barnaamijka oo dood isweydaarsi u furey siyaasi madax banaan iyo xubno taageerayaal oo ka mid ah…

                            Read More

                              Cutub ka soo Goostay Kooxda Khaatumo oo Saaka ku soo Biiray Ciidanka Qaranka ee Aaga Gambadha ee Gobolka Sool

                                  Hargaysa 23 Dec .(SDN) Taliyaha Guud ee Ciidanka Qaranka JSLIsmaaciil Maxamed Cismaan ((Shaqalle) ayaa war uu maanta xafiiskiisa ka soo saaray  oo soo gaadhay Shabakada SDN waxa uu ku caddeeyey in saaka ay Ciidanka qaranka ee Aagga gambadhe ee Gobolka Sool  u soo galeen cutub ka tirsanaa kooxda Khaatumo. Taliye shaqalle waxa uu…

                              Read More

                                Wasiirka Maaliyada Somaliland oo Ka Warbixiyay Miisaaniyada Qaranka ee 2013

                                  Hargaysa 26 Dec.(SDN) Wasiirka Wasaarada Maaliyada ee Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.Casiis Maxamed Samaale ayaa fadhigii maanta ee Golaha Wakiilada Somaliland waxa uu ka soo jeediyay khudbada Miisaaniyada Qaranka ee 2013-ka. Fadhigan waxaa  Shir Gudoominayay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ee Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi “Cirro” waxaanu Xildhibaanada Golaha ku Wargaliyay inuu Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland…

                                Read More

                                  War Deg Dega: Sadexdii Xisbi Qaran oo lagu Dhawaqay Ucid , Kulmiye Iyo Wadani oo Noqday sadex xisbi Qaran

                                  Hargaysa Dec26 (SDN) Munasibada ku dhawaaqista Saddexda Xisbi Qaran waxay ka dhacday Hotel Maansoor, waxana ka soo qayb galay Madax ka socota Tobada Urur ee ka qayb galay Doorashadii Golayaasha deegaanka, xubno ka mid ah Madaxda dhaqqanka Somaliland, xubno ka mid ah Guddida Doorashooyinka qaranka, Badhasaabka Gobolka Maroodi-jeex, Maayirka iyo Maayir ku-xigeenka cusub ee Caasimada Hargeysa…

                                  Read More

                                    Natiijadii Codeynta Dastuurka Masar oo la shaaciyay

                                    Qahira Dec 26,2012(SDN)-Guddida doorashooyinka ee dalka Masar ayaa shaaciyay natiijadii codeynta ee dastuurka cusub ee dalkaasi oo murana hareeyay. Guddidu waxa ay sheegtay in cod aqlebiyada lagu ansixiyay Dastuurka cusub ee dalkaas ee madaxweyne Morsi soo bandhigay. Mucaaridka dalka Masar ayaa sheegay in codeyntu u dhacday si mususqmaasuq fara badani ku jiro,dalbadayna in dib u…

                                    Read More