Maamulka gobolka Bakool oo faah faahin ka bixiyay dagaalo ka dhacay gobolkaasi
Xudur Dec 25 2012 (SDN)— Maamulka Dowladda ee Gobalka Bakool ayaa faah-faahin ka bixiyay dagaalo ka dhacay deegaano ka tirsan Gobalka Bakool. Guddoomiyaha Gobalka Bakool Maxamed Cali oo la hadlay Qurbejoog.com ee Magaalada Muqdisho ayaa wuxuu sheegay in ciidamo ka tirsan Ururka Al-Shabaab ay weerar dagaal kusoo qaadeen meel 15-km ujirta Degmada Xudur ee Gobalkaasi….
