Wasiirka Kaluumeysiga Puntland oo ka warbixiyay shaqaale shalay laga sii dayay burcad badeeda Soomaalida

    Garoowe Dec 24 2012 (SDN)— Wasiirka Kaluumeysiga Puntland Injineer Maxamed Faarax ayaa faah-faahin ka bixiyay xaalada caafimaad shaqaalo la socday markab ciidamada Puntland ay shalay xoog kusoo furteen. Wasiirka ayaa wuxuu sheegay in xaalada caafimaad ee shaqaalaha ay yihiin kuwa wanaagsan islamarkaana aysan jirin dhibaato haysata marka laga soot ago in labo kamid ah ay…

    Read More

      Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya oo u socdaalaya Magaalada Kampala ee dalka Uganda

      Nairobi Dec 24 2012 (SDN)— Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya C/laahi Ciilmooge Xersi oo ku sugan dalka Kenya qeybna ka ah wafdiga Madaxweynaha uu hogaaminayo ayaa wuxuu faahfaahin ka bixiyay safarka Madaxweynaha iyo qorshayaasha xiga. Wasiirka ayaa sheegay in Madaxweynaha uu soo gabagabeeyay socdaalkiisa dalka Kenya maanta uu uduulayo dalka Uganda halkaasi oo casumad rasmi ah…

      Read More

        Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Somaliland oo maanta Furay Kulan sadex bilood soco doona oo lagu qiimeynayo waxqabadkawasaaradaas

        Hargaysa 23.Dec (SDN) Wasiirka Wasaarada Caafimaadka ee Somaliland Dr Xuseen Maxamud Maxamed Xuseen Xoog ayaa maanta furay kulan ku saabsan in lagu lafo guro waxqabadkii sannadkan dhamaadka ah u hirgalay Wasaarada Caafimaadka isla markaana lagu dejinayo qorshaha ku talo gal ee Sannadka Cusub ee 2013-ka. Shirkan oo ay ka soo qayb galeen hay’adaha caalamiga ah,kuwa…

        Read More

          Wasiirka Arrmaha Gudaha iyo Xubno kale oo Wasiiro ah oo booqday Magaalada Berbera DHEGEYSO Khudbad uu u jeediyay Mudanayaasha Golaha Deegaanka Berbera

          Hargaysa 23.Dec (SDN) Wasiirada Wasaaradaha Arrimaha Gudaha,Qorshaynta Qaranka,Wasiir ku Xigeenka Arrimaha Gudaha ee dhinaca Amniga,ayaa maanta kulan la yeeshay Xildhibaanada Golaha Deegaanka ee Magaalada berbera ee dhawaan la soo doortay iyo Qaar ka mid ah Madaxda laamaha dawlada . Ujeedada Socdaalka Xubnahan ka tirsan Golaha Wasiirada oo uu Weheliyo badhasaabkii hore ee Gobolka Saaxil ee…

          Read More

            Wasiirka Gaashaandhiga oo socdaal ku aaday wadmada ciidamadoodu ay Somali joogaan ee Kenya iyo Uganad

            Muqdisho Dec 23 2012 (SDN)– Wasiirka Gaashaandhiga dalka Soomaaliya C/xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi oo ay wehliyaan xubno kamid ah saraakiisha ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed ayaa maanta u ambabaxay dalka Kenya. Socdaalka Wasiirka gaashaandhiga dalka Soomaaliya C/xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi ayaa wuxuu ugu horeyn ku tagi doonaa dalka Kenya halkaasi oo uu kula kulmi doono wasiirka…

            Read More

              War degdeg ah: Hargeysa oo yeelatay Maayar iyo kuxigeen cusub iyo tirada xubnaha qaadacay ka qaybgalka dhaarta

              Hargeysa 23, Dec.2012 (SDN)- Golaha cusub ee deegaanka caasimadda Hargeysa, ayaa si rasmi ah u doortay Maayar iyo kuxigeen cusub, ka dib markii Maxkamadda gobolku goor dhawayd dhaarisay. Dhaarinta iyo fadhiga u horeeyay ee golaha Deegaanka cusub ee lagu soo doortay doorashadii Deegaanka ee Nov.28, waxa ka maqnaa ilaa 10 xubnood oo ka soo baxay…

              Read More

                Dowladda oo loogu baaqay in ay wax ka qabato Madaafiicda xiliga habeenkii ah lagu garaaco Muqdisho

                Muqdisho Dec 23 2012 (SDN)— Qaar ka tirsan Shacabka ku nool degmooyinka Boondheere iyo Wardhiigley oo la hadlay Warqaad.com Xafiiska Magaalada Muqdisho ayaa dowladda Soomaaliya waxa ay ugu baaqeen in ay ka hortag ku sameyso madaafiic markale xiliga habeenkii ah lagu soo beegsado degmooyinkaasi. Shacabkani ayaa xusay in dhowr mar madaafiic aan loo meel dayin…

                Read More

                  Xasan Sheekh: Dowladda Kenya waxaan kala hadlay in aan La dhibaateyn Somalida dalkeeda ku nool

                  Nairobi Dec 23 2012 (SDN)— Madaxweynaha dalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Dowladda Kenya uu kala hadlay inaan la dhibaateyn qaxootiga Soomaalida ah ee ku nool dalkaasi Kenya. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Dowladda Kenya uu usheegay in shacabka Soomaaliyeed ay kalsoonidii ay ku tageen dalka Kenya ay ku joogaan islamarkaana aysan…

                  Read More

                    Gudida Somaliland Society Uk SSUK:Saxaafadu waa in ay ogaataa Cadawga Somaliland ayaa ka faaiideysanaya khilaafka siyaasadeed

                    London Dec 23,2012(SDN)-Waxaa mudadan danbe soo badanaya qoraalo loo diro websidyada, qoraaladaas oo ay soo diraan xubno iska dhigaya in ay yihiin bulshada reer Somaliland se ah cadawga dalka iyo dadka Somaliland. Qoraaladaas oo xanbaarsan isku dir iyo xaalad abuur. Sidaas darteed waxaanu dhamaan websidyada ka soo jeeda Somaliland aanu u soo jeedinaynaa in ayna…

                    Read More

                      Amnesty:Goaanka Kenya ee Soomaalida Xeryaha loogu celinayo waa xadgudub

                      Nairobi Dec 22, 2012(SDN)-Dawlada Kenya oo ku andacooneysa in qaxootiga Soomalidu ka danbeyso qaraxyada ka dhacayay xaafadooda ayaa amartay in Soomaalida dib loogu celiyo xeryaha qaxootiga ee Woqooyi Bari. Goaankaas oo ay hore u dhaleeceeyeen Hay’adaha u adeega qaxootiga ayaa haatana waxa dhaleeceeyay hay’ada Amnisty oo xuquuqda Aadanahau ololesa. “Goaanka dawlada Kenya waxa uu xadgudub…

                      Read More

                        Somalis in Kenya hounded by security forces, refugee policy

                        Exiled Somali journalists living in Nairobi were struck with disbelief this week when daily newspapers published a statement by the Department of Refugee Affairs ordering all Somali refugees to move to refugee camps. “The refugees, particularly those living in urban centers, are contributing to insecurity in the country,” the statement read. The acting commissioner for…

                        Read More

                          Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Hadhiimo Sharafeed u sameeyay Xildhibaanada Cusub ee Golaha Deegaanka Hargaysa‏

                          Hargaysa 22.Dec.2012 (SDN) Wasiirka Wasarada Arimaha Gudaha JSL Mudane Maxamed Nuur Caraale Duur ayaa Maanta Kulan hadhiimi Sharfeed ah u sameeyay   Xildhibaanda  Cusub ee Golaha Deegaanka Degmada Hargaysa. Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha oo kulankaas ka hadlay ayaa sheegay inay waajib tahay sidii ay isugu iman lahaayeen Xildhibaanada Cusub ee ku soo baxay doorashadii Golaha Deegaanka…

                          Read More

                            Dhamaan jahliyada iyo ardayad reer Somaliland ugandha waxay Tacsi U Dirayan)gudomiyaha bank somaliand Dhamaan Reer Somaliland iyo qoyska qarabadi uu ka baxay cabdiraxman duaale Geerida ku timid Alleh Ha u naxariistee

                            Dhamaan jahliyada iyo ardayad reer Somaliland ugandha waxay Tacsi U Dirayan)gudomiyaha bank somaliand  Dhamaan Reer Somaliland iyo qoyska  qarabadi uu ka baxay  cabdiraxman duaale Geerida ku timid Alleh Ha u naxariistee Cabdi risaaq cismaan askar Khadar bitijoor guddomiye machadka cilmi badhista Ahmed abdi Ibrahim gudomiyaha ucid bariga africa MOHAMUUD ALI XASAN (RAYTE) § ABDI RISAAQ…

                            Read More