Eritrea oo Ethiopia Ku Eedaysay Burburinta iyo Kala Qaybinta Soomaaliya
Nairobi:16-Aug-2013 (SDN) Dowladda Go’doonsan ee Eritrea , ayaa markii ugu horeysay ka hadashay arinta Maamulka Juubbaland iyadoo ku edeysay dowladda Ethiopia inay waddo qorshe ah burburinta iyo kala qeybinta Soomaaliya. Safiirka waddan Eritrea u fadhiya Kenya ayaa sheegay in Ethiopia ay qorsheyneyso inay kala qeybiso Soomaaliya iyadoo ukala qeybinaysa maamul goboleedyo badan sida Puntland Galmudug,…
